Rise & Help Somalia

Rise & Help Somalia πŸ”³πŸ”³πŸ”³πŸ”³πŸ”³πŸ”³πŸ”³πŸ”³πŸ”³πŸ”³πŸ”³πŸ”³πŸ”³πŸ”³πŸ”³πŸ”³πŸ”³πŸ”³πŸ”³πŸ”³πŸ”³πŸ”³πŸ”³
(1)

18/04/2026

Soo dhowaada axhyaarta oo page.ka follow soo dhaha

04/02/2026
Baalle oo ajande halis ah foray
05/01/2026

Baalle oo ajande halis ah foray

31/12/2025

Salaan sannad cusub oo iftiin sida qoraxda wata Guul
Salaan rajadii soo laabatay, rafaadkana reebtay Guul
Salaan 2026 oo riyooyin rumoobay sidaan u sidda Guul
Salaan dadaal miro dhalay, dulqaadkana u abaal guday Guul
Salaan qalbi adkaystay oo quus ka qaatay jidkiisii Guul
Salaan fikir kor u kacay oo xuduud jebiyey Guul
Salaan guul weyn oo gogol dhigatay mustaqbal Guul
Salaan billow barwaaqo leh, dhammaadna u ah Guul

Muqdisho, Baydhabo, Dhuusamareeb, Guriceel iyo Laascaanood ayaa maanta waxaa isugu soo baxay kumannaan shacab ah oo si w...
30/12/2025

Muqdisho, Baydhabo, Dhuusamareeb, Guriceel iyo Laascaanood ayaa maanta waxaa isugu soo baxay kumannaan shacab ah oo si wadajir ah uga dhiidhinaya go’aanka ay Israa’iil ku sheegtay kala-jarista dalka, iyo sidoo kale dhaqdhaqaaqyada ay ku tilmaameen kuwo halis ku ah midnimada Soomaaliya oo uu wado maamulka Hargeysa ee Waqooyi Galbeed.

Isu-soo-baxyadaas oo si nabad ah u dhacay ayaa waxaa ka qeyb galay culimada diinta, waxgaradka dhaqanka, haweenka, dhalinyarada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada, kuwaas oo muujiyay midnimo iyo dareen wadareed oo ku aaddan difaaca madax-bannaanida iyo midnimada dalka.

Culimada ka hadashay isu-soo-baxyada ayaa cambaareeyay faragelin kasta oo shisheeye, iyaga oo ku baaqay in la ilaaliyo wadajirka ummadda Soomaaliyeed.

Caruurtii oo kadigaayo indoor bixiyo magaca natanyahuTani waa Al Lkn  SIDA SAXDA AH AAWAY  culimadii soomaaliyeed gaar a...
30/12/2025

Caruurtii oo kadigaayo indoor bixiyo magaca natanyahu

Tani waa Al
Lkn SIDA SAXDA AH AAWAY culimadii soomaaliyeed gaar ahaan kuwii kudhaqnaa gobalada woqooyi
Ψ§ΩŠΩ† Ω‡Ω… Ψ§Ω„Ψ§Ω† ؟؟

30/12/2025

Asbt qaaliga ah soo taageera beejkaa 10k followers ah halagaarsiiyo

Soomaaliya oo wada dagaal diblumaasiyadeed oo kadhan ah israa iil
30/12/2025

Soomaaliya oo wada dagaal diblumaasiyadeed oo kadhan ah israa iil

Kulaha wasiirada ayaa kudhawaaqi doona go.aamadii kasoo baxay kulanka eey yeesheen
27/12/2025

Kulaha wasiirada ayaa kudhawaaqi doona go.aamadii kasoo baxay kulanka eey yeesheen

26/12/2025

Fadlan page kaan follow dheh
Mahadsanid

Address

6025, Nelson Mandela Bay
Port Elizabeth
6025

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rise & Help Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category