African boy

African boy waadku mahadsan tahay

27/12/2021

Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Farmaajo bishii Septemper ee sanadkaan sii dhamaanaya ayuu sheegay in uu shaqada ka joojiyay RW Rooble, mana dhaqan gelin, xalayna wuxuu sheegay in uu shaqadii ka joojiyay Rooble.
Aragtidaada ma dhaqan gali doonaa hadalkii xalay ee Farmaajo?

27/12/2021

Jawaabta Rooble ma noqon doontaa middii Nuur Cadde oo kale?.
Live From Somalia

08/09/2021
08/09/2021
17/08/2021
16/08/2021

War murtiyeed kasoo baxay shir muddo saddax maalin ah u socday midowga musharrixiinta. Sii khare garee like and follow

14/08/2021
13/08/2021

Waa Nasiib Xumo Alle ha hanuuniyo

13/08/2021

Nelson Mandela hogaamiyahii h**e ee dalka Koonfur Afrika markii xabsigii uu ku jiray 27 sannadood ka dib laga soo daayey ayaa waxa ugu badan ee laga filayey ama dadkii taageersanaa weydiinayeen waxa uu ahaa bal in uu caro ama xanaaq u qabo nidaamkii iyo siyaasiyiintii cadaanka ahaa ee xabsiga dulmiga ah muddada dheer ku haysay isla markaana uu raggaa ka aarsan doono.

Wax kale oo kasta waa laga filan karayey Madaxweyne Mandela laakiin dadka badankoodu k**a ay filayn ereyadii uu ku jawaabay ee ahaa, “Wax ciil ah ma qabo, cidna nacayb uma hayo. in aad cid nacayb iyo ciil u qabtaa waxa ay la mid tahay in aad sun cabto, kaddibna aad niyeysato in suntan aad adigu cabtay ay dili doonto cadowgaaga.

Dulucda waxa ay tahay in aad awood u yeelato cafiska dadku waxa ay kaa kaxaysaa culayska nafsiga ah ee ka dhasha.


JIMCO WANAGASAN 🍱🍱

Address

Istanbul
34363

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when African boy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category