suldan.mahamed

suldan.mahamed dr hamse

Ilaahey  naxariistiisa Janno Fardowsa ha siiyo, qabrigana ha u nuuriyo Marxuum Sharlaawe Axmed Cabdalle Faahiye mulkiili...
18/03/2024

Ilaahey naxariistiisa Janno Fardowsa ha siiyo, qabrigana ha u nuuriyo Marxuum Sharlaawe Axmed Cabdalle Faahiye mulkiilihii maqaayada Faahiye Restaurant oo ku geeriyooday Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga.
Kulu nafasi daaiqatul mawat إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ

Aabe dhimashadadii qalbigeyga dhibic io😭Sow dhaawac halis iyo dhimbil iguma ay noqon😭😭Galabtee ku dhaafte😭😭 Dhar cad lag...
12/02/2024

Aabe dhimashadadii qalbigeyga dhibic io😭
Sow dhaawac halis iyo dhimbil iguma ay noqon😭😭Galabtee ku dhaafte😭😭 Dhar cad lagugu duugee 😭😭😭😭naxash lagu dul dhigaayee dadkoo dhmai daraadaa dadbaintaada dhowreen😭😭😭Dabadeed dhul hoosiyo qabri sow loguma dhigin Dhimashada xaq weeyee qabalkii marku dhacay Aabe sow ma dhaxmoon😭😭🤲🫠

Ururka Bisha Cas SRCS Lasanod Branch ayaa dhulkii lagu dagaalamay kasoo uruuriyey maydadka Askartii SL way Ku mahadsan y...
26/08/2023

Ururka Bisha Cas SRCS Lasanod Branch ayaa dhulkii lagu dagaalamay kasoo uruuriyey maydadka Askartii SL way Ku mahadsan yihiin Gudoomiye Daakir Warsame iyo Hawl wadeenada haayadu shaqo adag ayay Deegaanka ka hayaan guulaysta if iyo Aakhiraba

Mudan Madxwaanha Cabdiraxmaan cirro
13/04/2023

Mudan Madxwaanha Cabdiraxmaan cirro

13/04/2023
13/04/2023
31/01/2023

Gobolka Sool
Laascaanood

coming soon
31/01/2023

coming soon

26/09/2022
Degdeg; Diyaargarowgii udambeeyay ee Banaanbax looga soo horjeedo Korneyl Biixi ayaa ka socda Hargeysa & guud ahaan Soma...
02/06/2022

Degdeg; Diyaargarowgii udambeeyay ee Banaanbax looga soo horjeedo Korneyl Biixi ayaa ka socda Hargeysa & guud ahaan Somaliland.

Shacabku waxay leeyihiin "Keligii Talisnimo Maya..."

01/06/2022
31/05/2022

Xafdi new Haragyisa

Address

Ankara

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when suldan.mahamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share