08/04/2026
β¨ Ku soo dhawaada Istanbul Restaurant Mogadishu & Halls β¨
Raadi meel aad ku hesho cunto macaan, adeeg heer sare ah, iyo jawi qurux badan?
Istanbul Restaurant Mogadishu waa meesha ugu habboon!
π½οΈ Cuntooyin kala duwan (Turkish & International)
π Hoolal casri ah oo loogu talagalay aroosyada, xafladaha & shirarka
π¨βπ³ Adeeg tayo sare leh iyo soo dhoweyn diirran
Ku raaxayso waayo-aragnimo aan la ilaawi karin adiga iyo qoyskaaga ama asxaabtaada.
π Goobta: Digfer Street, Muqdisho
π Nala soo xiriir si aad u book gareysato maanta
π Istanbul Restaurant & Halls β Hal meel, dhammaan baahiyahaaga!
Call now to connect with business.