Digital Guard

Digital Guard Digital Guard — Securing systems, protecting data, and defending the digital world.

10/06/2026
🚨 DIGNIIN AMNI 🚨Booking.com waa la jabsaday (HACKED) ⚠️Xogta booking-gaaga waa la heli karaa, scammers-na way ka faa’iid...
14/04/2026

🚨 DIGNIIN AMNI 🚨

Booking.com waa la jabsaday (HACKED) ⚠️

Xogta booking-gaaga waa la heli karaa, scammers-na way ka faa’iideysanayaan.

🛑 TALLAABO QAAD HADDA:
👉 Ka saar (remove) card-kaaga bangiga ee aad ku keydisay
👉 HA gelin card-kaaga link kasta

❗ Haddii lagu weydiiyo lacag — HA AAMININ

🔐 Badbaadi lacagtaada
🔁 La wadaag si dadka kale loo wargeliyo

Public Wi-Fi is risky — hackers can steal your data easily.🚫 Ka fogaaw Wi-Fi-yada dadweynaha si aad u ilaaliso xogtaada....
22/01/2026

Public Wi-Fi is risky — hackers can steal your data easily.
🚫 Ka fogaaw Wi-Fi-yada dadweynaha si aad u ilaaliso xogtaada.

🔐 Be Cyber Smart
🌐 www.digitalguard.so

Yesterday’s security won’t stop today’s attacks.It’s time to WAKE UP and secure your digital future.
12/01/2026

Yesterday’s security won’t stop today’s attacks.
It’s time to WAKE UP and secure your digital future.

⚠️ Common Cybersecurity Mistakes by EmployeesEmployees can unintentionally put an organization’s data at risk. Some of t...
10/01/2026

⚠️ Common Cybersecurity Mistakes by Employees

Employees can unintentionally put an organization’s data at risk. Some of the most common mistakes include:
• Unauthorized access
• Using personal devices
• Outdated software
• Phishing scams
• Weak passwords
• Lack of cybersecurity awareness

👉 Awareness and regular training are key to protecting your organization’s data.

🛡 Digital Guard
📧 [email protected]

Jumca Mubarak
09/01/2026

Jumca Mubarak

Cybersecurity Awareness – Government Employees Using AIAI is powerful, but protecting government data is a national resp...
04/01/2026

Cybersecurity Awareness – Government Employees Using AI
AI is powerful, but protecting government data is a national responsibility. Always think before you share — confidential or internal information should never be uploaded to AI tools without official permission.

Hadal-heyn “New Year Gift” links iyo APK-yo lagu soo diro WhatsApp ama baraha bulshada ha furin. Hal gujin kaliya ayaa k...
01/01/2026

Hadal-heyn “New Year Gift” links iyo APK-yo lagu soo diro WhatsApp ama baraha bulshada ha furin. Hal gujin kaliya ayaa khasarin karta xogtaada iyo lacagtaada 💻🔐

🛡️ Wacyigelin: Faa’iidooyinka Tababarka Cyber Security-gaTababarka wacyigelinta Cybersecurity-ga wuxuu ka caawiyaa shirk...
30/12/2025

🛡️ Wacyigelin: Faa’iidooyinka Tababarka Cyber Security-ga

Tababarka wacyigelinta Cybersecurity-ga wuxuu ka caawiyaa shirkadaha iyo hay’adaha in ay:

✅ Yareeyaan khataraha amni ee internetka
✅ Ilaaliyaan xogta muhiimka ah iyo macluumaadka sirta ah
✅ Buuxiyaan shuruudaha sharciga iyo nidaamyada amniga
✅ Dhisaan dhaqan amni oo shaqaalaha ka wada qeyb qaataan
✅ Ka hortagaan hanjabaadaha h**e inta aysan dhib keenin
✅ Keydsadaan kharashka weerarrada cyber-ka keeni kara

Digital Guard waxay ku dadaaleysaa in bulshada iyo hay’adaha Soomaaliyeed lagu wacyigeliyo muhiimadda amniga digital-ka.

Cybersecurity waa masuuliyad wadajir ah.

Ilaasho mobile kaada. Amaankada ee digitalka adiga ayuu ka bilowmaa.
29/12/2025

Ilaasho mobile kaada. Amaankada ee digitalka adiga ayuu ka bilowmaa.

Address

Mogadishu
00744

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Digital Guard posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Digital Guard:

Shortcuts

Share