Geeye Somalia

Geeye Somalia Geeye Mobility Solutions, LTD. is a smart mobile app that centralizes daily services.

With Geeye you can order food, shop locally, send/receive parcels, book doctors, get medicine, call taxis, and even get gas delivered, all via phone.

๐ŸŽ“ ๐‡๐€๐Œ๐๐€๐‹๐˜๐Ž ๐€๐‘๐ƒ๐€๐˜๐ƒ๐€ ๐…๐€๐’๐€๐‹๐Š๐€ ๐Ÿ–-๐€๐€๐ƒ Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardayda ku guuleysatay Imtixaanka Shah...
09/08/2026

๐ŸŽ“ ๐‡๐€๐Œ๐๐€๐‹๐˜๐Ž ๐€๐‘๐ƒ๐€๐˜๐ƒ๐€ ๐…๐€๐’๐€๐‹๐Š๐€ ๐Ÿ–-๐€๐€๐ƒ

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardayda ku guuleysatay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir.

Hambalyo gaar ah waxaan u diraynaa ardayda kaalmaha ugu sarreeya ka galay 45,452 arday:

๐Ÿฅ‡ ๐’๐ฎ๐ฆ๐š๐ฒ๐จ ๐—๐š๐ฌ๐š๐ง ๐€๐›๐ฌ๐ก๐ข๐ซ ๐€๐š๐๐š๐ฆ
๐Ÿฅˆ ๐๐š๐ฅ๐ช๐ข๐ข๐ฌ๐š ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐
๐Ÿฅ‰ ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ง๐š๐š๐ฌ๐ข๐ซ ๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ก๐ข ๐‚๐š๐›๐๐ข

Waxaan sidoo kale hambalyada la wadaagaynaa waalidiinta, macallimiinta iyo dhammaan bahda waxbarashada ee guushan qaybta ka ah.

Waxaan idiin rajaynaynaa aqoon waxtar leh, guulo hor leh iyo mustaqbal ifaya.

๐†๐ž๐ž๐ฒ๐ž โ€“ ๐†๐š๐ซ๐š๐›๐ค๐š๐š๐ ๐š ๐ ๐จ๐จ๐ซ ๐ฐ๐š๐ฅ๐›๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ ๐จ๐จ๐› ๐ฐ๐š๐ฅ๐›๐š.

๐†๐ž๐ž๐ฒ๐ž ๐ฐ๐š๐š ๐ ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ก๐š ๐ ๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š๐š๐ ๐š  ๐ ๐จ๐จ๐› ๐ฐ๐š๐ฅ๐›๐š ๐จ๐จ ๐ฆ๐š๐œ๐ฆ๐ข๐ข๐ฅ๐ค๐š๐š๐ ๐ฎ ๐ฃ๐จ๐จ๐ ๐จ ๐ ๐จ๐จ๐ซ ๐ฐ๐š๐ฅ๐›๐š.Waxaan kaa caawineynaa in dalabka macmiilkaa...
08/08/2026

๐†๐ž๐ž๐ฒ๐ž ๐ฐ๐š๐š ๐ ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ก๐š ๐ ๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š๐š๐ ๐š ๐ ๐จ๐จ๐› ๐ฐ๐š๐ฅ๐›๐š ๐จ๐จ ๐ฆ๐š๐œ๐ฆ๐ข๐ข๐ฅ๐ค๐š๐š๐ ๐ฎ ๐ฃ๐จ๐จ๐ ๐จ ๐ ๐จ๐จ๐ซ ๐ฐ๐š๐ฅ๐›๐š.

Waxaan kaa caawineynaa in dalabka macmiilkaaga si fudud, degdeg ah oo ammaan ah loo gaarsiiyo goobtiisa.

Si aad ugu adeegato la soo deg App-ka Geeye ๐Ÿ‘‰ https://onelink.to/geeyeapp

Ama nagala soo xiriir ๐Ÿ‘‰ https://wa.link/nevpsz

06/08/2026

๐๐ฎ๐ซ๐š๐š๐œ๐๐š๐š๐๐š ๐–๐š๐š ๐Š๐ฎ ๐ƒ๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ!
Macmiil Subax walba qureecdaada oo kulul waa kuu diyaar ,Hal taabasha Kaliyaa kaa xigta.

Si aad u dalbato La soo deg App-ka Geeye ๐Ÿ‘‰ https://onelink.to/5vqh3d
Ama nagala soo xiriir ๐Ÿ‘‰ https://wa.link/nevpsz

Geeye Mobility Solutions, LTD. is a smart mobile app that centralizes daily services. With Geeye you can order food, shop locally, send/receive parcels, book doctors, get medicine, call taxis, and even get gas delivered, all via phone.

Ka gooso App-ka Geeye khaadhka ๐ƒ๐ซ. ๐…๐ฎ'๐š๐ ๐€๐›๐๐ข๐ค๐š๐ซ๐ข๐ฆ ๐Œ๐ฎ๐ค๐ก๐ญ๐š๐ซ oo ah Dhakhtarka Cudurrada Neerfaha (Neurologist), kana howlg...
05/08/2026

Ka gooso App-ka Geeye khaadhka ๐ƒ๐ซ. ๐…๐ฎ'๐š๐ ๐€๐›๐๐ข๐ค๐š๐ซ๐ข๐ฆ ๐Œ๐ฎ๐ค๐ก๐ญ๐š๐ซ oo ah Dhakhtarka Cudurrada Neerfaha (Neurologist), kana howlgala Oasis Cancer Hospital.

Hadda waxaad si fudud uga qabsan kartaa ballan dhakhtarnimo adigoo jooga gurigaaga ama goobtaada shaqo, adigoo adeegsanaya App-ka Geeye.

Si aad ula kulanto dhakhtarkaaga, la soo deg App-ka Geeye ๐Ÿ‘‰ https://onelink.to/geeyeapp

Ama nagala soo xiriir ๐Ÿ‘‰ https://wa.link/nevpsz

๐“–๐“ฎ๐“ฎ๐”‚๐“ฎ ๐”€๐“ช๐“ช ๐“ฏ๐“พ๐“ญ๐“ช๐”‚๐“ญ๐“ฒ๐”‚๐“ช๐“ฑ๐“ช ๐“ฌ๐“ช๐“ช๐“ฏ๐“ฒ๐“ถ๐“ช๐“ช๐“ญ๐“ด๐“ช๐“ช๐“ฐ๐“ช, ๐“ฐ๐“ธ๐“ธ๐“ซ ๐”€๐“ช๐“ต๐“ซ๐“ช.

๐†๐„๐„๐˜๐„ ๐‡๐€๐๐€๐๐“๐ˆ๐‘๐€๐‡๐€ ๐๐€๐€๐‡๐ˆ๐ƒ๐€๐€๐ƒ๐€Waxaan hal meel kuugu wada keenay dhammaan adeegyada aad u baahaneeyd oo dhan.Si aad ugu  ad...
04/08/2026

๐†๐„๐„๐˜๐„ ๐‡๐€๐๐€๐๐“๐ˆ๐‘๐€๐‡๐€ ๐๐€๐€๐‡๐ˆ๐ƒ๐€๐€๐ƒ๐€
Waxaan hal meel kuugu wada keenay dhammaan adeegyada aad u baahaneeyd oo dhan.

Si aad ugu adeegato booqo App-ka Geeye maanta: https://onelink.to/geeyeapp

Ama nagala soo xiriir: https://wa.link/nevpsz

๐–๐š๐ฑ๐š๐š๐ง ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ง๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ก๐š๐ช๐š๐›๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐›๐š๐š๐ก๐ข๐๐š๐š๐๐š!Waxaan kaaga soo adeegaynaa dhammaan supermarkets-ka magaalada, annagoo dala...
02/08/2026

๐–๐š๐ฑ๐š๐š๐ง ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ง๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ก๐š๐ช๐š๐›๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐›๐š๐š๐ก๐ข๐๐š๐š๐๐š!

Waxaan kaaga soo adeegaynaa dhammaan supermarkets-ka magaalada, annagoo dalabkaaga kuugu keenayna si degdeg ah oo ammaan ah, goob kasta oo aad joogto.

Si aad u dalbato la soo deg App-ka Geeye:๐Ÿ‘‰ https://onelink.to/geeyeapp
Ama nagala soo xiriir:๐Ÿ‘‰ https://wa.link/nevpsz

๐—๐ฎ๐ฌ๐ค๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐ž๐ž ๐Š๐š๐ง๐ฌ๐š๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐ฆ๐›๐š๐›๐š๐๐š (๐–๐จ๐ซ๐ฅ๐ ๐‹๐ฎ๐ง๐  ๐‚๐š๐ง๐œ๐ž๐ซ ๐ƒ๐š๐ฒ) | ๐–๐š๐œ๐ฒ๐ข๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง & ๐๐š๐š๐ซ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง ๐‡๐จ๐ซ๐žMaanta oo kale, 1-da...
01/08/2026

๐—๐ฎ๐ฌ๐ค๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐ž๐ž ๐Š๐š๐ง๐ฌ๐š๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐ฆ๐›๐š๐›๐š๐๐š (๐–๐จ๐ซ๐ฅ๐ ๐‹๐ฎ๐ง๐  ๐‚๐š๐ง๐œ๐ž๐ซ ๐ƒ๐š๐ฒ) | ๐–๐š๐œ๐ฒ๐ข๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง & ๐๐š๐š๐ซ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง ๐‡๐จ๐ซ๐ž

Maanta oo kale, 1-da Agoosto, dunida waxaa laga xusaa Maalinta Caalamiga ah ee Kansarka Sambabada, iyadoo bulshada lagu baraarujinayo muhiimadda ka hortagga, ogaanshaha calaamadaha iyo baaritaanka h**e.

Sigaar cabbiddu waa sababta ugu weyn ee keenta kansarka sambabada, balse cudurku wuxuu sidoo kale ku dhici karaa dadka aan weligood sigaar cabin. Calaamadaha lagu baraarugi karo waxaa ka mid ah qufac muddo dheer socda, qufac dhiig wata, xabad xanuun, neefta oo ku qabata iyo miisaanka oo si aan la filayn hoos ugu dhaca.

Ogaanshaha iyo daaweynta h**e waxay kordhin karaan fursadda badbaadada. Haddii aad isku aragto calaamado joogto ah, la xiriir dhakhtar hana iska indha tirin.

Si aad u hesho talo caafimaad iyo adeegyada dhakhaatiirta, kala soo deg App-ka Geeye halkan ๐Ÿ‘‰ https://onelink.to/geeyeapp

๐‰๐ฎ๐ฆ๐œ๐š ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค ๐ŸŒ™Rabbanaa waa duco weyn oo Alle ina baray, kuna jirta kheyrka adduun iyo aakhiro. Waxay ina xusuusinaysaa...
31/07/2026

๐‰๐ฎ๐ฆ๐œ๐š ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค ๐ŸŒ™
Rabbanaa waa duco weyn oo Alle ina baray, kuna jirta kheyrka adduun iyo aakhiro. Waxay ina xusuusinaysaa in qofka Muslimka ahi mar walba Alle ka baryo wanaag dhammeystiran, naxariis iyo badbaado.

Jimcahan ha inoo noqdo maalin ducada la badiyo, qalbiga la nadiifiyo, kheyrkana la isu rajeeyo.

Geeye App waa Xalka Baahiyahaaga Maalinlaha ah!Dalbo cunto, dawooyin, gaas ama adeegyo kale si fudud adigoo jooga guriga...
29/07/2026

Geeye App waa Xalka Baahiyahaaga Maalinlaha ah!

Dalbo cunto, dawooyin, gaas ama adeegyo kale si fudud adigoo jooga gurigaaga ama goobtaada shaqada.

Si aad u soo dejisato Geeye App, guji link-kan:
๐Ÿ‘‰ https://onelink.to/geeyeapp

Ama nagala soo xiriir:
๐Ÿ‘‰ https://wa.link/nevpsz

๐—๐ฎ๐ฌ๐ค๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐ž๐ž ๐‚๐š๐ ๐š๐š๐ซ๐ฌ๐ก๐จ๐ฐ๐ ๐š (๐–๐จ๐ซ๐ฅ๐ ๐‡๐ž๐ฉ๐š๐ญ๐ข๐ญ๐ข๐ฌ ๐ƒ๐š๐ฒ) | ๐–๐š๐œ๐ฒ๐ข๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง & ๐Š๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ญ๐š๐ .Maanta oo kale 28-ka July, waxaa...
28/07/2026

๐—๐ฎ๐ฌ๐ค๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐ž๐ž ๐‚๐š๐ ๐š๐š๐ซ๐ฌ๐ก๐จ๐ฐ๐ ๐š (๐–๐จ๐ซ๐ฅ๐ ๐‡๐ž๐ฉ๐š๐ญ๐ข๐ญ๐ข๐ฌ ๐ƒ๐š๐ฒ) | ๐–๐š๐œ๐ฒ๐ข๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง & ๐Š๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ญ๐š๐ .

Maanta oo kale 28-ka July, waxaa dunida laga xusaa Maalinta Caalamiga ah ee Cagaarshowga iyadoo diiradda la saarayo wacyigelinta bulshada, baaritaanka h**e iyo ka hortagga cudurkan.

Cagaarshowgu waa cudur saameeya beerka. Qofka qaba mararka qaarkood ma yeesho calaamado muuqda, balse haddii aan la ogaan lana daaweyn wuxuu sababi karaa dhaawac joogto ah oo beerka gaara, beerka oo shaqadiisa gaba ama kansarka beerka.

Cagaarshowga nooca B waxaa looga hortagi karaa tallaal ammaan ah oo waxtar leh. Baaritaanka h**e wuxuu qofka ka caawinayaa inuu ogaado xaaladdiisa, helo talo caafimaad oo sax ah kana hortago dhibaatooyinka mustaqbalka.

Ogaanshaha h**e, tallaalka iyo daryeelka joogtada ahi waxay badbaadin karaan noloshaada.

Si aad u hesho wacyigelin, talo caafimaad iyo adeegyada dhakhaatiirta kala soo deg App-ka Geeye halkan ๐Ÿ‘‰ https://onelink.to/geeyeapp

Address

Wadnaha Street, Kpp , Hodan District-Mogadishu
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Geeye Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share