Hyderabad Biryani

Hyderabad Biryani Maqaayad aad ka heli karto Indian Food Hyderabadi style, Hyderabad Biryani 100% Jawi qurux badan, cunto dhanan leh.

Nagu soobooqo labada xarun SULTAN BUSINESS PARK 1st floor & XAMARWEYNE City Mall 2nd floor.

31/08/2026

Hyderbad biryani waxay kuu Diyaarisay Butter chicken, waa Digaag jilicsan oo aad u macaan , Noo kalay oo halmar dhadhami cunooyinka macaan ee hyderabad #

14/08/2026

Macmacaano aad macaan ayaad Naga heleysaa Kaalay Hyderabad Biryani!

๐Ÿš Biryani dhadhan gaar ah leh,
๐Ÿ— Hilib iyo digaag si heer sare ah loo kariyey,
๐ŸŒถ๏ธ Iyo dhadhan kuu keena inaad mar kale soo noqoto!

11/08/2026

Ma rabtaa cunto macaan, caraf udgoon leh, oo si qurux badan loo diyaariyey?

Kaalay Hyderabad Biryani!

๐Ÿš Biryani dhadhan gaar ah leh,
๐Ÿ— Hilib iyo digaag si heer sare ah loo kariyey,
๐ŸŒถ๏ธ Iyo dhadhan kuu keena inaad mar kale soo noqoto!

06/08/2026

โ€œMa tijaabisay? ๐Ÿ˜
Momos hyderbad cuno aad u macaan ayaad naga heleysaa noo kaalay

๐Ÿ“ Ku raaxayso Hyderabad Biryani Mogadishuโ€
Soo booqo maanta oo la wadaag saaxiibbadaada!โ€

02/08/2026

Hyderabad biryani ,
Haddii aad tahay qof jecel cuntooyinka macaan, Hyderabad Biryani waa mid ay tahay inaad tijaabiso.

28/07/2026

Hyderabad Biryani
10-ka Cunto ee Hindida ugu Caansan ee
ay tahay inaad tijaabiso!
Midkee ayaad jeclaan lahayd inaad dhadhamiso?

25/07/2026

Hyderabad waxaa lagu yaqaanaa biryanigeeda oo ka mid ah cuntooyinka ugu caansan India.

Haddii aad jeceshahay cuntooyinka kala duwan, tani waa meel mudan in la booqdo โค๏ธ

๐Ÿ“Hyderabad Restaurant
โ€

26/05/2026

๐ŸŒ™ CIID MUBAARAK! ๐ŸŒ™
Munaasabadda barakaysan ee Ciidda awgeed, Hyderabad Biryani Restaurant waxay si farxad leh idiinku soo bandhigaysaa Dalab Gaar Ah (Eid Offer) oo loogu talagalay maalmaha Ciidda.
Waxaan qeyb ka noqonaynaa farxadda Ciidda, annagoo idiin diyaarinay Goob aad U Quruxbadan ,cuntooyin tayo sare leh, dhadhan Macaan iyo caraf gaar ah.
Ku raaxayso Biryani iyo Mandi si heer sare ah loo kariyey, kuna habboon inaad la wadaagto qoyskaaga iyo asxaabtaada.

๐ŸŽ Dalabka Gaarka ah ee Ciidda

๐Ÿ“ Xarunta 1
Dabaqa 1-aad, Dhismaha Sultan Business Park, Via Libaax ilaa October, KM4, Degmada Waberi
๐Ÿ“ž Delivery: 0619995224

๐Ÿ“ Xarunta 2
Dabaqa 2-aad, City Mall, Degmada Hamar Weyne
๐Ÿ“ž Delivery: 0619111739

10/05/2026

โ€œKu dar list ga meelaha Aad Rabto inaad Booqato ? ๐Ÿ˜
๐Ÿ“ oo Ku raaxayso Hyderabad Biryani Mogadishuโ€
Soo booqo maanta oo la wadaag saaxiibbadaada!โ€

Address

KM4 (Enza Home) & XAMARWEYNE (City Mall) Mogadishu
Mogadishu

Opening Hours

Monday 11:00 - 00:00
Tuesday 11:00 - 00:00
Wednesday 11:00 - 00:00
Thursday 11:00 - 00:00
Friday 11:00 - 00:00
Saturday 11:00 - 00:00
Sunday 09:00 - 00:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hyderabad Biryani posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share