Tube Mall Restaurant and Halls

Tube Mall Restaurant and Halls Waa goob aad ka heli kartaan:
✅Coffee shop
✅Classic Restaurant
✅Wedding and Events Halls.

KULAN COOPERATIVE oo kulan ku yeeshay mid ka mid ah ROOM YADA tube mall restaurant and halls
13/09/2024

KULAN COOPERATIVE oo kulan ku yeeshay mid ka mid ah ROOM YADA tube mall restaurant and halls

03/09/2024

Ma doonaysaa goob ku habboon xafladaha yaryar, munaasabadaha dhalashada, qalin-jabinta, ama sagootinta? Tube Mall ayaa kuu diyaarisay xalka ugu fiican! Waxaa ku sugaya adeeg heer sare ah iyo cunnooyin kala duwan oo dhadhan fiican leh, dhammaan qiimo macquul ah oo ku habboon miisaaniyadaada.

Nagu soo booqo Tube Mall, oo aan kuu shidno xafladaada!






Waxa hada hallka tube mall ka socda xaflada arooska  ABUBAKAR MAXAMED YOUSUF IYO QAALI AXMED MAXAMED guurkiina guur khey...
21/07/2024

Waxa hada hallka tube mall ka socda xaflada arooska ABUBAKAR MAXAMED YOUSUF IYO QAALI AXMED MAXAMED guurkiina guur kheyr gurigiina guri nagi mowlow ka yeel

𝐄𝐈𝐃 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐑𝐀𝐊 Dhamaan umada Soomaaliyeed meelkasta oo aad Joogtaan waxaan idin kugu hambalyeyneynaa farxada Eidul adha.
15/06/2024

𝐄𝐈𝐃 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐑𝐀𝐊
Dhamaan umada Soomaaliyeed meelkasta oo aad Joogtaan waxaan idin kugu hambalyeyneynaa farxada Eidul adha.

Waxa hada kasocdo hallka tube amll xaflada qalin jabinta dufcadii 3aad ee markazka XAJI CUSMAAN
07/06/2024

Waxa hada kasocdo hallka tube amll xaflada qalin jabinta dufcadii 3aad ee markazka XAJI CUSMAAN

29/05/2024

Macaamiil kuso dhawaada suuqa weyn e Tube Mall Restaurant and Halls kaaso oo aad ka heli kartid mall u dhamestiranyihiin wax walbaiyo maqaaxi si casri ah loo qalabeeye taas oo ku haboon nasiinada iyo halls aad ku dhigan kartid aroosyada xafladaha iyo casuumadaha
𝐍𝐚𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐫 𝐧𝐮𝐦𝐛𝐞𝐫 𝐤𝐚 𝐡𝐨𝐨𝐬𝐞👇
☎0618516260
📍 Dagmada Yaqshiid-jidka Sodonka Ex-Ceel tubaweyne


Tuba mal restaurant andl halls waxa hada ka socdo xaflada maherka MR ABDIRAHMAN ABDULLAHI DHICISOW IYO MSS IQRA MACOW AH...
17/05/2024

Tuba mal restaurant andl halls waxa hada ka socdo xaflada maherka MR ABDIRAHMAN ABDULLAHI DHICISOW IYO MSS IQRA MACOW AHMED
GUURKIINA GUUR KHEYR GURIGIINA GURI NAGI MOWLOW KA YEEL.
𝐀𝐝𝐧𝐚 𝐰𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐧 𝐤𝐚𝐫𝐭𝐚𝐚 𝐱𝐚𝐟𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐚𝐫𝐨𝐨𝐬 𝐤𝐚𝐚𝐠𝐚-𝐬𝐢 𝐪𝐮𝐫𝐮𝐱 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧-𝐞𝐞 𝐍𝐚𝐬𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐨
𝐍𝐚𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐫 𝐧𝐮𝐦𝐛𝐞𝐫 𝐤𝐚 𝐡𝐨𝐨𝐬𝐞👇
☎0618516260
📍 Dagmada yaaqshiid-jidka Sodonka Ex-Ceel tubaweyne


16/05/2024

Tuba mall restauran and halls
maherki labaad ee saake
Guurkiina guur kheyr gurigiina guri nagi

16/05/2024

Tuba mall restauran and halls waxa saake ka dhacay Xaflada maherka ANWAR MAHAMUD MOHAMED IYO IKRAAN MOHAMUD ISSE
Guurkiina guur kheyr gurigiina guri nagi

Meherka A/NAJIIB ABDULLAHI ELMI iyo FARDOWSA A/RAHMAN HASSAN aya ka dhacayTube mall resturant and halls. GUURKIINA GUUR ...
14/05/2024

Meherka A/NAJIIB ABDULLAHI ELMI iyo FARDOWSA A/RAHMAN HASSAN aya ka dhacay
Tube mall resturant and halls.
GUURKIINA GUUR KHEYR GURIGIINA GURI NAGI MOWLOW KA YEEL.

09/05/2024

Tube Mall Restaurant and Halls ku qabso aroosyada xafladaha maherka casuumaada casho sharafta iyo waxii lamid ah.

Address

D. Yaqshiid, Waxda Jungle
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tube Mall Restaurant and Halls posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category