Fijaan Caffé

Fijaan Caffé Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Fijaan Caffé, Coffee shop, tiktok Street, Mogadishu.

31/07/2026

Hadaa dooneyso cunugaaga farxadiisa inagu kaalay Fijaan Caffe

30/07/2026

Dalabkiisii ugu danbayn wuxuu noqday mid ka duwan sidii uu filayay 😁

28/07/2026

Coffee geyna horay ma u tijaabisay

16/07/2026

Fijaan Caffé

☕ Cappuccino macaan ma raadinaysaa?

Kaalay Fijaan Caffé oo ku raaxayso cappuccino si xirfad leh loo diyaariyey, dhadhan qani ahna leh. Barista-yadeennu waxay kuu diyaarinayaan koob kasta si taxaddar iyo tayo leh.

📍 Fijaan Caffé – Hano Connect, KM5, Muqdisho

15/07/2026

Ku soo dhawaada FijaanCaffe io Cabitaanno aad u macaan

14/07/2026

Maanta waxaa sharaf weyn Noo ah Prof. Hassan Omar Mahad Alle Oo Nagu soo Booqday Fijaan Caffé

17/06/2026

Ka dhig Galabtada mid gaar ku ah adigoo booqanaya

16/06/2026

Ka dhig maalintaada mid gaar ah adigoo booqanaya Fijaan Caffé

16/06/2026

Agaasime saciid Kuso dhawaw Fijaan Caffé.

16/06/2026

Waxaan Fijaan Caffe ku soo dhaweynay xildhibaano ka tirsan Golaha Deegaanka Degmada Hodan .

Address

Tiktok Street
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 23:00
Tuesday 07:00 - 23:00
Wednesday 07:00 - 23:00
Thursday 07:00 - 23:00
Friday 07:00 - 23:00
Saturday 07:00 - 23:00
Sunday 07:00 - 23:00

Telephone

+252612787000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fijaan Caffé posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Fijaan Caffé:

Shortcuts

Share

Category