Summer Cafe and Restaurant

Summer Cafe and Restaurant Bun aanad aroor qudha ka boodi doonin, Cunto aad faraha isgoosan doonto iyo xaflad xasuusteedu raagto goob aad ku qabsato SUMMER ayay kugu sugayaan.

23/07/2026
18/07/2026

๐Ÿ”ฅ SAADAALI OO KU GUULEYSO ๐Ÿ”ฅ

Saadaali natiijada cayaarta finalka ee koobka aduunka 2026 ee dhax mari doonta

๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ท Argentina ๐Ÿ†š Spain ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ

oo ku guuleyso casho dhadhan iyo dheefba leh oo ay kuugu tala gashay Summer cafe and restaurant

๐Ÿ“Œ Shuruudaha guuleystaha
1) Follow dheh page ka
2) Share dheh postiga
3) Like saar postiga

โฐ Nasiib wacan dhammaan ka qaybgalayaasha!

๐ŸŒž Jimcahaaga Ka Dhig Mid Dhadhan Leh! ๐Ÿฝ๏ธMa raadinaysaa meel aad kula qaadato qoyskaaga ama asxaabtaada? Summer Restauran...
09/07/2026

๐ŸŒž Jimcahaaga Ka Dhig Mid Dhadhan Leh! ๐Ÿฝ๏ธ

Ma raadinaysaa meel aad kula qaadato qoyskaaga ama asxaabtaada? Summer Restaurant wuxuu kuu diyaariyey Summer Special Buffet oo la heli karo Jimce kasta.

๐Ÿ› Cuntooyin kala duwan oo macaan
๐Ÿ Baasto iyo Biryani
๐Ÿฐ Macmacaan
๐Ÿฅค Iyo waxyaabo kale oo badan

Dhadhan, tayo, iyo adeeg heer sare ah ayaa ku sugaya.

๐Ÿ“ Zoobe, KM5, Muqdisho
๐Ÿ“ž +252 610 820415

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดโœจ HAPPY INDEPENDENCE WEEK โœจ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดFarxad ayan idin kula dabal dageyna maalmaha xoriyada sidas darteed Summer coffee and res...
24/06/2026

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดโœจ HAPPY INDEPENDENCE WEEK โœจ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Farxad ayan idin kula dabal dageyna maalmaha xoriyada sidas darteed Summer coffee and restuarant waxay idiin diyaarisay Todobaadka xoriyada QIIMO DHIMIS 20% ah dhammaan cuntooyinkeena ๐Ÿ”๐Ÿ•๐Ÿโค๏ธ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Fursadan waxay socon doontaa laga bilabo 26June - 1da July๐Ÿ”ฅ

macmiil naso boqo oo nagula raaxeyso adeeg wanaagsan, iyo jawi qurux badan adiga iyo qoyskaaga/Asxaabtadaba ๐Ÿค

BIG DAYS โ€” Independence Celebration

๐Ÿ“ž Call Us: +252610820415
๐Ÿ“ Zoobe, Km 5, Mogadishu, Somalia

Ku soo dhawoow โค๏ธ

28/05/2026

Jimcahaaga ka dhig mid gaar ah!
Ku raaxayso cuntooyin kala duwan oo macaan.

Ciid mubarik Muslimiinta aduunka iyo macaamiisheenna  meel kasta oo aad aduunka ka joogtaan.  ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุง...
26/05/2026

Ciid mubarik Muslimiinta aduunka iyo macaamiisheenna meel kasta oo aad aduunka ka joogtaan.
ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„
ูˆูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ

Jimcahaaga ka dhig mid gaar ah! Ku raaxayso cuntooyin kala duwan oo macaan.   #
03/04/2026

Jimcahaaga ka dhig mid gaar ah!
Ku raaxayso cuntooyin kala duwan oo macaan.
#

Address

Zoobe, Km 5
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 00:00
Tuesday 07:00 - 00:00
Wednesday 07:00 - 00:00
Thursday 07:00 - 00:00
Friday 07:00 - 00:00
Saturday 07:00 - 00:00
Sunday 07:00 - 00:00

Telephone

+252610820415

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Summer Cafe and Restaurant posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Summer Cafe and Restaurant:

Shortcuts

Share

Category