26/05/2026
π Ciid Wanaagsan π
Maamulka iyo shaqaalaha Silver Star CafΓ©, Restaurant and Banquet waxay dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo macaamiisheena qiimaha badan ugu hambalyeynayaan munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa.
Ilaahay ha naga aqbalo acmaasha wanaagsan, allabaryadeenna, hana idinka yeelo kuwa caafimaad, faraxsan, iyo barwaaqo ku ciida. π€
β¨ Ciid Mubaarak β¨