Iidhadhami PIZZA & DAAFI

Iidhadhami PIZZA & DAAFI IIDHADHAMI PIZZA & DAAFI waa maqaayad aad ka heli kartid nooc walba oo Pizza iyo Daafi ah Locally made by professional chefs

09/07/2023
02/07/2023

๐—ž๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐˜† ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ถ.
Macaamiil kusoo dhawoow PIZZA & DAAFI si heer sare ah loo diyaariyay Gurigaada iyo Goobtaada laguugu keenayaa.

Bogaadin iyo dhiiriigelin ayaan ka haysanaa Macaamiisheenna. Waxan ku shaqaynaa degdegsiimo iyo daacadnimo.Lamabarka Sha...
25/06/2023

Bogaadin iyo dhiiriigelin ayaan ka haysanaa Macaamiisheenna. Waxan ku shaqaynaa degdegsiimo iyo daacadnimo.

Lamabarka Shaashadda kaaga muuqda naga soo wac.

Shout out to our newest followers! Excited to have you onboard!Thank you.Abdulahi Abdi Mohamed, Abdalla Warsame, Istahil...
23/06/2023

Shout out to our newest followers! Excited to have you onboard!
Thank you.

Abdulahi Abdi Mohamed, Abdalla Warsame, Istahil Xashi, Abdirahmaan Maax, Daadir Nuuryare, Ah Med Hariir, Deka Dahir Dirie, Khalid Hersi Omar, Abaadir Beeshi, Hajji Abdullahi Hussein, Omar Abdi, Cabdiweli Xaaji Cabdulle, Ali Gurey, Dhiblawe Santamina, Nasteexa Abdulahi, Ifrah Salad Ali, Ismahaan Muhidiin, Macli Guurow, Naima Muse Nor, Nasra Moh'ed, Mohamed Mayle Adan, Hanad Maxamed Maxamed, Amaani Osman, Xasan Hashi, Omar Abdulle Ahmed, Hassan Ahmed Sa'ed, Qadra Abdi Ali, Suldan Moge, Aidaruus Mohamed Abdi Hallac, Cabdu Lahi, Nasro Cabdullahi

21/06/2023

Waxaan diyaar u nahay in aan halka aad joogto degdeg kuugu keenno adeeggii aad naga dalbatay. Waxaa markastaba naga goโ€™an shaqo qurux badan oo masโ€™uuliyad leh.

Naga soo wac. 0615266667

18/06/2023

Qof kasta ma farxad gelin kartid, waayo adiga ma tihid Pizza. Waxaan kuu haynaa Pizza iyo DAAFI ku farxad gelin doona, ee Na soo booqo.

.

Waxaan kuu haynaa DAAFI iyo PIZZA la tijaabiyay dhadhankooda, qofkii mar bartana uu degdeg u so dalbado. Adiguna tijaabo...
17/05/2023

Waxaan kuu haynaa DAAFI iyo PIZZA la tijaabiyay dhadhankooda, qofkii mar bartana uu degdeg u so dalbado.

Adiguna tijaabo oo naga soo wac 0615266667.

Saadaali Kulanka caawa ee Real Madrid iyo Man City, kuna guuleyso PIZZA, waliba free Delevery laguugu keeni doono.Shuruu...
09/05/2023

Saadaali Kulanka caawa ee Real Madrid iyo Man City, kuna guuleyso PIZZA, waliba free Delevery laguugu keeni doono.

Shuruudaha:-

1. Page-ka Like saar
2. Share gareey qoraakaan.
3. Ka dibna dhiibo aragtida saadaalinta.

Waxay ku egtahay billowga ciyaarta. Fadlan haddii aadan shuruudaha buuxin, qof kaa dambeeyay ayaa guuleysan doona.

Address

TALEEX-HODAN
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 22:00
Tuesday 09:00 - 22:00
Wednesday 09:00 - 22:00
Thursday 09:00 - 22:00
Friday 09:00 - 22:00
Saturday 09:00 - 22:00
Sunday 09:00 - 22:00

Telephone

+252615266667

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Iidhadhami PIZZA & DAAFI posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Iidhadhami PIZZA & DAAFI:

Share