Suldanka qarniga

Suldanka qarniga Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Suldanka qarniga, Restaurant, Mogadishu.

Cayayaanka gaar ahaan Jilaca urbadan leh oo Xamar qaali ka noqday.Warbixin goordhow Insha Allah.
08/07/2022

Cayayaanka gaar ahaan Jilaca urbadan leh oo Xamar qaali ka noqday.
Warbixin goordhow Insha Allah.

War Cusub : Booliska Somaliya oo sheegay in xayawaanka loo yaqaano Jilaca uu ka mid yahay maan-doorriyaha ay isticmaalaa...
08/07/2022

War Cusub : Booliska Somaliya oo sheegay in xayawaanka loo yaqaano Jilaca uu ka mid yahay maan-doorriyaha ay isticmaalaan dhallinyarada.

Waxey sheegeen in Jilaca urka badan dabadiisa inta la jaro, dabka la saaro, markuu cabbaar karkaro kadib uu noqdo Maan-doorriye sanka laga qaato.

Maxey kula tahay arintaan fajaca leh oo Booliska ay ka dhawaajiyeen?

Fcbook marki kugu horeesay aad is ticmaasho yaa kuu sameeye wll😅Me. Wllkey baa ii sameye marbuu iga halaabay wallkey isk...
04/07/2022

Fcbook marki kugu horeesay aad is ticmaasho yaa kuu sameeye wll😅

Me. Wllkey baa ii sameye marbuu iga halaabay wallkey isku meel ma joogin kolkaas suuqa geeye 200 oo shilin lackta Kenya oo u dhiganta 2 dollr baa la igu hagaajiye kkkkkk jab waa lasoo wada maray wlh kkkk

Hadana wuxuu alle awood ii siiye kuwi hagaagsanaa inaa kacanteyda Ku haleen Karo fb nadiif jabin karo kk

xasn gurgurte o sake udhofay dalka aya waxa halka kuso dhaweyy wazirika wax Barshada dalka Turkiga  Scholarship inuu soo...
04/07/2022

xasn gurgurte o sake udhofay dalka aya waxa halka kuso dhaweyy wazirika wax Barshada dalka Turkiga Scholarship inuu soodontey miyey uqabeen,waxey wasiirka waxbarshadu, Xasanow Sharaf malidihiin ee Sharafta Alle kaqad 😂😂

Car waakase sawir ka qurux badan Gallery gaaga kasoo dir 😂✌Nala wadaag sawirka kuugu quruxda badan
03/07/2022

Car waakase sawir ka qurux badan
Gallery gaaga kasoo dir 😂✌

Nala wadaag sawirka kuugu quruxda badan

Duqa magaalada San Pedro Huamelula ee Mexico, Victor Hugo Sosa, ayaa la aqal-galay Yaxaas. Arooskan ayuu ku qeexay "ciba...
03/07/2022

Duqa magaalada San Pedro Huamelula ee Mexico, Victor Hugo Sosa, ayaa la aqal-galay Yaxaas. Arooskan ayuu ku qeexay "cibaado". Xayawaanka waxaa lagu soo bandhigay xaflada iyadoo afka laga soo xiray looguna soo labisay dhar cad.

Qayb kamid ah bulshada Waqooyiga Ameerika ayaa rumeysan in guurkan noocaan ah uu u keenayo roob iyo cunto.

03/07/2022

ilen gobnimada wa lo dhashaa siyad gesi
roble bahane 40 sano kahora lo shegy hadusn
dhunta ka dulelin garadna leyhy xaywnka

Sheeg Hadii aad darawal tahay sadexdan baabuun keebaa qaldan hadana midkeebaa saxan
02/07/2022

Sheeg Hadii aad darawal tahay sadexdan baabuun keebaa qaldan hadana midkeebaa saxan

01/07/2022

sanadkan sheeq majoge dhufes hala galo

Waanka xumahay in madaxweyneheenii  Emiraatka feer isha oga xadeen🥲
01/07/2022

Waanka xumahay in madaxweyneheenii Emiraatka feer isha oga xadeen🥲

01/07/2022

climada halakala dhex galo somaliyey

Naagihii rer xamarka maxa dabada loogu sheegay habar iyo inan walba o tiktok so gasha o rer xamar ah waxay sii jeedinays...
01/07/2022

Naagihii rer xamarka maxa dabada loogu sheegay habar iyo inan walba o tiktok so gasha o rer xamar ah waxay sii jeedinaysa Dabada haday rabto way ruxaysa
Rer somaliland iyo rer jabuti waxay kusoo galaan hibooyin gaar ah sida inay dadka ka qosliyaan amba xigmado kale dadka la wadagaan rer somali.itobiya iyagu maba soo.galaan

Hadaba waxa iga su aal.ah rer xamar xigmadodu ma dabadan madaw ay sii jeedinayaan umbay gashay xigmad kale ma.laha miyaa
Walee Magacii somaliyeed xamar buu ku bakhtiyay sorry
Dhamaantood Daba uskag badan o madaw umbay sii jeedinayaan oo wada ruxayaan xata dad nadaafad leh o dhalalaya ma aha wa habro wada uskag badan o aan lahayn nadaafadii somalida lagu yaqaanay

in somali nimada looga boxo waxan ahayn ceebtooda lagagama badbaadi karo

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Suldanka qarniga posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category