30/09/2025
Asc
Maxaytahay sababta lo arki wayay dhibatada FIRQOYINKA kala duwan e dalka ka jira ?
SALAFI - SUUFI - WAHAABI
Firqoyinkan waxay dalka u horseden dhibatoyinka manta u dhex dabalayano wana halak u ka dagi la’yahay dalkena hoyo
Firqoyinkan aya midba midakale u taqana GAALO
Xalinta dhibatadas maxa lo arki waye ?