02/07/2026
Umu Hamsa Cakes waxay si rasmi ah uga qayb galaysaa Bandhigga Ugu Weyn ee Adeegyada Xafladaha iyo Aroosyada ee ay soo qabanqaabiyeen Nimco Samriye iyo Yagleel Bridal Expo. 💍🎂
✨ Waxa ku sugaya:
🎁 Discountyo.
🎊 Bakhtiyaanasiib ay ka qayb geli karaan dhammaan booqdayaasha, iyadoo ay jiri doonaan hadiyado iyo abaalmarinno qurux badan.
Ha seegin fursaddan! Ka faa’iidayso qiimo-dhimisyada gaarka ah, kana qayb gal bakhtiyaanasiibka.
Waxaan rajaynaynaa inaan halkaas kugula kulanno. Soo dhowow! ❤️🍰