Cosob Restaurant

Cosob Restaurant waa xarunta ciyaaraha iyo ganacsiga ee Cosob ee masalaha ku taala " playground, Restaurant and more waxa la furayaa 24th august 2017 khamiista soo socota .

Waa Xarunta ciyaaraha ee Caruurta iyo dhalaanka kuna taala masalaha iyada oo ka xigta dhinaca bari dayrka ina geele sidoo kale ka xigta dhinaca koonfureed masjidka sheekh mustafe xaaji ismacil ee magaalada hargeisa .

Address

Hargeisa

Telephone

+252634150426

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cosob Restaurant posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category