11/01/2026
H**e ayay dadka reer Somaliland u xasuuqeen diyaaradihii cashuurtii Hargeisa lagu Soo iibiyay ay u duqeeyeen isla ay ka kaduuleen.
Hadana Fiqi xuub caaro wuxuu aduunka iyo dadka somaliyeed la hor yimi wax aan Laga filayn oo qofkii damiir lihi ka yaabay waxaan la hadlay dal shisheeye si ay u duqeeyaan dad Somaliya oo uu waliba sheeganayo inay dowladiisa ka mid yihiin.
Inkastoo Jamhuuriyadda Somaliland 34 sano ay ahayd dowlada firfircoon oo caalamka ka jirta hadana hada ayuu dalkii ugu h**eeyay aqoonsaday sida darteed ninka maanta awood uu ku duqeeyo reer Somaliland waayay ee hadana dowlad shisheeye u dalbaday inay duqeeyaan meelaha muhiimka ah ee Jamhuuriyadda Somaliland waa nin cadaystay cadaawada uu uqabo shacabka reer Somaliland.
Madaxweynihiisa Xasan Sheekh oo aaminsan in dowlada Somaliya tahay hawiye iyo in lagu qurxiyay ayaa isaguna daaha dabadiisa u fadhiya oo hadalka jilicsan ee Fiqi raali ku ah. Hadaba ninkii u haysta inay midowga u doonayaan wanaag wataa xumaantii ku jirtay dowlada taagta daran banaanka usoo baxday waxaana banaanka keenay ninka milgaha siyaasadda ka aradan ee hab qabiil Somali oo ka wada sharaf badan looga Soo xushay.
Xigasho Abdiqani X Salad