LG Horyal media

LG Horyal media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from LG Horyal media, Diner, Dacarbudhuq, Hargeisa.

28/02/2025

Warkaasi hala hubiyo,hadii uu rasmi noqdo oo aynu ogolaano xukuumad iyo shacab waa isdhiibis cad iyo dhamaadkii JSL.
Ma filayo inay xukuumadeenu aqbali doonto waayo waxay ku noqonaysaa xujo distoor jabin iyo ka tanaasul qaranimadii JSL ee ay udhaaratay

27/12/2024

DAdka gadal ka hadllaya dhagaysta ma qawracnaa iyo aynu dayno ayeyy isku haystane🥹🥹

Qaranimoh_____❤️🤍💚
27/12/2024

Qaranimoh_____❤️🤍💚

08/12/2023
Saraakiisha Falastiiniyiinta ayaa sheegay in ilaa saddex kun oo qof ay ka qaxeen guryihii ay ku noolaayeen ee xerada qax...
04/07/2023

Saraakiisha Falastiiniyiinta ayaa sheegay in ilaa saddex kun oo qof ay ka qaxeen guryihii ay ku noolaayeen ee xerada qaxootiga Jenin, tan iyo markii boqolaal ka tirsan ciidamada Israa’iil oo taageero ka helaya diyaarado duqaymo xagga cirka ah gaysanaya iyo gawaadhida gaashaman ay hawlgal millatari oo ballaadhan ka bilaabeen daanta galbeed.

Ra'iisul wasaaraha Israa'iil, Benjamin Netanyahu, ayaa sheegay in tallaabada millitari ay sii socon doonto illaa inta loo baahan yahay.

29/06/2023

aduunka ma soo marin ruux ka run badan kana sharaf badan hapiipkena muhameth scw____Scw❤️💯

29/06/2023

Eid mubarik all muzlims______💓

Address

Dacarbudhuq
Hargeisa
111111

Telephone

+252636055987

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when LG Horyal media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category