Casariye Soft food

Casariye Soft food Dooro Dookhaaga, Dooro Dhadhan wanagsan.

Subax wanagsan dadkaygii  waa ino diyaar dalabkeeni   yaanu ka hor buuxsamin   dalabku  Baagiyaheeni macana Lambarka nag...
20/08/2023

Subax wanagsan dadkaygii waa ino diyaar dalabkeeni yaanu ka hor buuxsamin dalabku
Baagiyaheeni macana
Lambarka nagalaso xidhidh whatsapp iyo call 0633345785

18/08/2023

Dalabkii qabashadii uu bilaabmay 10:00 istaagaya habloo

Subax wanagsan  hablo Aad waxad iga cod sanayseen baagiyihi macana noo samee Manta labada galinba wad helaysa    yuuna k...
17/08/2023

Subax wanagsan hablo
Aad waxad iga cod sanayseen baagiyihi macana noo samee
Manta labada galinba wad helaysa yuuna ka dhaman uun
Casariye Soft food

Waxan macamiishayda qaliga ah ka rali galinaya mudo an ka maqnaa anan adeegi hakad galiyey balse manta ayan dib idinu bi...
16/08/2023

Waxan macamiishayda qaliga ah ka rali galinaya mudo an ka maqnaa anan adeegi hakad galiyey balse manta ayan dib idinu bilownay iyada oo qabki h**e ka duwan hada. Waxad heli doontan galab walba casariye idin raali galiya oo mel walbo ad joogto lagugu keenayo haday noqoto guri iyo haday noqoto shaqoba welcome hablahayga qali ga ah waxayna si toosa inogu bilab maysa manta oo ah 16/8/2023 hadaba hablo hamooganina balanteenu waa casariye mcn badan
Waxayna ka kooban yihin
1 chicken sandwich
2 meat sandwich
3 chicken sanbusa
4 meat sanbusa
5 baagiye
6 donute chocolate
7 donute normal
8 luqumaat
9 cakes
10 qurac marmar
11 cinammon roll
12 khaliyatu naxli

Asc jimce wanagsan hablo ku so dhawada dalabkeeni jimcaha waa ino diyar   waxanad so dalban kartaa galinka h**e  waxa ug...
06/01/2023

Asc jimce wanagsan hablo ku so dhawada dalabkeeni jimcaha waa ino diyar waxanad so dalban kartaa galinka h**e waxa ugu danbaysa qabashada 10 subaxnimo hadaba yan waqtigu kaa dhicin
0634627077

Asc macamiishayda sharaftaleh Dalabkeeni wala qabanayaa  11:30 wixii kadanbeeya dalabka lama qabanayo  wxa lagugu keenay...
03/01/2023

Asc macamiishayda sharaftaleh
Dalabkeeni wala qabanayaa
11:30 wixii kadanbeeya dalabka lama qabanayo wxa lagugu keenaya gurigaaga dalab qurux badan goobtu waa xero awr yaan lamoogan
Nagala so xidhiidh lambarka 0634627077

Asc jimce wanagsan  macamiishayda qaliga ah Waxan idin sheegaya inay galabta ino.diyaar jihiin casariyaheeni Hadaba so d...
30/12/2022

Asc jimce wanagsan macamiishayda qaliga ah
Waxan idin sheegaya inay galabta ino.diyaar jihiin casariyaheeni
Hadaba so dalbo waxay qabashadu joogsanaysa 10:30 insha allh hadaba ka faidaysi wacan

29/12/2022

Asc macamishayda sharafta leh
Waxn idin sheegaya inan qabanyno dalabki iyo cuntooyinkeeni casariyaha
Hadaba so dalbo oo hel adoo gurigaga jooga
Goobtu waa xero awr ka faidaysi wacan insha allah
Lambarka nagala so xidhidh 0633345785

Dooro Dookhaaga, Dooro Dhadhan wanagsan.

Casariye Soft food    asc  macamiishayda sharafta leh   so dhawada   waa manta iyo  casariyaheeni macana   ee goob walbo...
28/12/2022

Casariye Soft food asc macamiishayda sharafta leh so dhawada waa manta iyo casariyaheeni macana ee goob walbo ad joogto lagugu keenayey goobtu waa hargeisa wana xafada xero awr insha allah yaan lamoogaan qabashada dalabku waxay istagaysa 11:30Am subaxnimo
Call No. 0634627077
WhatsApp No.0633345785
Waxan idin leyahy .

DOORO DOKHAGA DOORO DHADHAN WANAGSAN

Casariye Soft food   asc  macamiishayda sharafta leh   so dhawada   waa manta iyo  casariyaheeni macana   ee goob walbo ...
25/12/2022

Casariye Soft food asc macamiishayda sharafta leh so dhawada waa manta iyo casariyaheeni macana ee goob walbo ad joogto lagugu keenayey goobtu waa hargeisa wana xafada xero awr insha allah yaan lamoogaan qabashada dalabku waxay istagaysa 11:30Am subaxnimo
Call No. 0634627077
WhatsApp No.0633345785
Waxan idin leyahy .

DOORO DOKHAGA DOORO DHADHAN WANAGSAN

Casariye Soft food    asc  macamiishayda sharafta leh   so dhawada   waa manta iyo  casariyaheeni macana   ee goob walbo...
23/12/2022

Casariye Soft food asc macamiishayda sharafta leh so dhawada waa manta iyo casariyaheeni macana ee goob walbo ad joogto lagugu keenayey goobtu waa hargeisa wana xafada xero awr insha allah yaan lamoogaan qabashada dalabku waxay istagaysa manta madamo jimce tahay 10:30Am subaxnimo
Call No. 0634627077
WhatsApp No.0633345785
Waxan idin leyahy .

DOORO DOKHAGA DOORO DHADHAN WANAGSAN

Address

Xero Awr
Hargeisa
252

Telephone

+252633345785

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Casariye Soft food posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Casariye Soft food:

Share

Category