12/08/2024
Ku soodhawaada Meherada Al-Baasha Restaurant and Cafeteria oo kutaal Magaalada Garoowe gaar ahaana jidka sodona isgoyska Iskuulka Nawaawi.
Meherada Albaasha waxaad ka Helaysaan Noocyada kala duwan ee Cuntada, Cabitaano iyo Goobo aad ku nasataan oo si casri ah loo qalabeeyay.
Wixii faah faahina +25290 6814020