Aadan Jaleef

Aadan Jaleef sodhawada

Somaliya guul
18/09/2024

Somaliya guul

17/06/2024

Alle baa mahad leh❤❤❤

Ragu gartisu wu qataye manta qac ba naga yertay balse waxa iga si daran cidanka bundada jogo ee galjecel  ee nagahan int...
01/10/2023

Ragu gartisu wu qataye manta qac ba naga yertay balse waxa iga si daran cidanka bundada jogo ee galjecel ee nagahan intey si dayeen hadne si sawirayo🤣
Hada iyo talo nagahaas beri yaysan gudbin
Halow dufanta shiq xasan barsane qeybta Hiraan 🇸🇴🇪🇪

Hambalyo❤Hambalyo❤ Hambalyo ❤Isku waaro ubad qeyr leh kala hela insha alaah
25/09/2023

Hambalyo❤
Hambalyo❤
Hambalyo ❤
Isku waaro ubad qeyr leh kala hela insha alaah

24/09/2023

Haben wacan ee wanagsan

Reer Burfiqow xolo kuwina ah ee badi ah ban hayna ee kaliya naga qun sado hadi kale madaxa ban ku dhufanaya Ritigeygi in...
22/09/2023

Reer Burfiqow xolo kuwina ah ee badi ah ban hayna ee kaliya naga qun sado hadi kale madaxa ban ku dhufanaya Ritigeygi ina garabey ahaa bu malin cad hilfaha u tagee diris niman xerineyna moye kan intaan sima haysene 😂😂😂

21/09/2023

Nin odi ah ee tolka galjecel ah 73 jirne ah ayan shekeysanay waxu igu iri Tigrega galjecel waa Caafi waxan ku iri adeer maxad ula jedaa waxu igu iri siyasada galjecel oo dhan wey ku dhex milmeen meel walbo arimo galjecel ka jiraan wey ku jiraan malintin wax so kasay ilaa hatan bu iri waxan iri wayahaye maxey wanajiyen maxeyse qaldeen ayan iri waxu iri taasi hada kaga jawabi mahayo
warkine waxu igu so kobay 🔐

Marki sidasi tahay baa waxan is weydiyey
1 ma ogaski galjecel ayan nahay waa maya
2 ma gadonki hirshabele ayan nahay waa maya
3 ma hoganka galjecel ayan hayna waa maya
4 ma galjecel ayan uga badan nahay waa maya
5 ma galjecel ayan uga hanti badan nahay waa maya

Markey sidasi tahay fikradu waa lagu kala duwnan kara balse waa lama kala xanaqaan waxey nila tahay wad u madax banaan tahiin reer tolkey galjecel samow ✅

20/09/2023

Reer tolkey galjecel waxey isu racsan yahiin
min 3dex
1 Caloofi✅
2 makahiil ✅
3 barsane ✅

1 dirisamo✅
2 doqondiide ✅
3 Abtisamo ✅

1 Caafi✅
2 Bees✅
ayidon meel lakala jirin hadne
is baheysiga baa sidasi ah

20/09/2023

Reer abahey
Caloofi Lahube aniga war la qariyo ma aqaane
25 bishan hadu wariye bulbul xuriyad wayo qorshe si diyarsado✅

Jimco wangsan
07/07/2023

Jimco wangsan

04/07/2023

Qoyskan quruxda badan oo udhashay dalka Jarmalka ayaa dhamaantood diinta Islaamka qaatay....

ALLAHU AKBAR ❤ Bal eeg siday Xijaabka ugu soo Baxeen Habluhu.

BBC News Somali  warkan somalida makala xishon weysen  😅😅
25/06/2023

BBC News Somali warkan somalida makala xishon weysen 😅😅

Address

Riyadh
12211

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aadan Jaleef posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category