21/05/2024
Qofta ad jcshahay dacad nimo kalsoni amusnaan iyo dagansho aya lagu kasbadaa Nolosha waa isku dull qadasho qoka waa inuu qadariyaa qofka kale jcylku waa nolol guurku waa farxad caflakuna waa hakiisa xaskaga wa inaad usamirtaa waxkastoo yimado ❤️❤️❤️❤️❤️