02/03/2024
Aniga iyo tolkay hj lays kuma kaayo diri karo
Inta i neceb waxaa ka badan inta i jecel Rooda Cabdi Muuse
Hadii dhawaaqayga siyaasiga ah iyo dhaliishayda cid ku socotaa. Dhagaha dadka qaar dhibayaan.
Macnahaygu maaha in aan reer maagay.
Dhaliisha cid ama qof ama shirkad , lid ku ah jiritaankeena umadeed . hadaynu cid baa xanaaqaysa uga baqano , tijaarta dalku dawo dhacday bay keeni, bariis dhacay bay keeni. .
Tijaarta dalka hadii rer laga dhigo wuxuu noqon
Doonaa in uu rer kooda uun bariiska ka iibiyo .
Waxaan si gaara u amaanayaa habla aqoonta iyo waayo aragnimada shaqo leh ee tolkay hj. Ee diiday in ay rooda wax dhahaan.
Sidaa si la mid ah aniga rooda ah na waxba igama badali karaan , ima cadho galin karaan, cid yar oo cadho qaado.
Taageerayaasha ogaal waxaan leeyahay saamanta qofeed iyo saamaynta siyaasadeed baa leh in sawaxanku is qabsado . Sacad hay baqanina s***n hay baqanina .
4) haday cidi habar jeclo tahay Anigaa ah. Haday cidi habar awal tahay na Anigaa ah .
A) dhiiga yo dhuuxa waxaan ka ahay h. Awal .
B)Dhaqanka iyo dhaqniinka iyo dhiiga kulul hj ayaan ka ahay .
C)Shaadhka iyo shalmada sare s/land baan ka ahay .