17/10/2024
Waddani niyad fiican, nin dalka muddo dheer u soo shaqeeyey, sarkaal sare oo ka tirsanaa booliska, Abwaan, heesaa iyo suugaanyahay qiimo badan Sugaal Cabdille Cumar ayaa ku dhintay qarax qof naftiisa halliga ahi uu la beegsaday meel u dhaw Iskuul boolisiya oo ah xarunta booliska Soomaaliya oo uu ka mid ahaa muddo dheer Abwaan Suugaal.
Alle ha janneeyo Abwaan Suugaal, ehelkiisii oo ubadkiisu u horreeyaan, kooxdiisii Heegaan iyo booliska Soomaaliyeedba samir iyo iimaan