Maxamed Yare

Maxamed Yare waxan tabiye sports tageerana united ku soo dhawowo pegg kaga waxa walbu ku sabsan ciyaraha

18/12/2025
08/07/2025

Askari furinta h**e ee dagaalka ku jira ayaa waxaa farriin usoo dirtay saaxiibtiisa waxayna farriinta u qorneyd sidatan; "Dear Alberto, xiriirkaaga waan ku daalay mana sii wadi kari, fogaanshaha dheer ee noo dhaxeeya iyo kala maqnaanshaheena owgiis waa qasab inaan kuu sheego in xiriirka aanan sii wadi karin waayo intaad maqneyd marar badan ayaan ku khiyaamay, waan ka xumahay inaan sidaan ku dhaho balse niyad kuuma sii haayo ee iisoo celi sawiradii aan horay kuugu soo diray, with my love Sophia".

Alberto markii uu dhambaalkii arkay ayuu wuxuu saaxiibadiis ka dalbaday iney u dhiibaan sawirada gabdhaha saaxiibadood, kuwa walaalahooda iyo xitaa sawirada gabdhaha ilma adeeradood, dhammaan sawiradii waxay isku noqdeen 57 sawir gabdheed, kadibna wuxuu u diray saaxiibtiisii asigoona u raaciyay farriin kooban oo sidaan u qorneyd;

"Dear Sophia. Iga raali noqo balse waan kusoo saari la'ahay qofka aad tahay sidaas owgeed sawiradaan ka raadso labadaadii sawir ee aad iisoo dirtay inta kalana iisoo celi".

29/06/2025
22/06/2025
22/06/2025
27/05/2025
18/05/2025

Adresse

Democratic Republic Of The

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Maxamed Yare publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Raccourcis

Partager