La Terrazza Italian Restaurant Mogadishu Mall

La Terrazza Italian Restaurant Mogadishu Mall LaTerrazza Italian Restaurant The right place to find authentic Italian food. Enjoy It.โœจ

04/09/2026
04/09/2026

Waxaan ku soo dhaweynay ๐‹๐š ๐“๐ž๐ซ๐ซ๐š๐ณ๐ณ๐š ๐ˆ๐ญ๐š๐ฅ๐ข๐š๐ง ๐‘๐ž๐ฌ๐ญ๐š๐ฎ๐ซ๐š๐ง๐ญ Garsoore Omar Artan ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Waxaa kuu diyaarinay Buffet gaar ah oo aad ku raaxeysan karto Jimco kasta! ๐Ÿ๐Ÿฅฉ๐Ÿ—๐Ÿฅ—๐Ÿฐ

๐Ÿ“ฑ Nagala soo xiriir WhatsApp: +252 77 2181792
๐Ÿ“ Goobta: Mogadisho Mall, Floor 10

29/08/2026

๐‹๐š ๐“๐ž๐ซ๐ซ๐š๐ณ๐ณ๐š ๐ˆ๐ญ๐š๐ฅ๐ข๐š๐ง ๐‘๐ž๐ฌ๐ญ๐š๐ฎ๐ซ๐š๐ง๐ญ ayaa kuu diyaarisay Buffet gaar ah oo aad ku raaxeysan karto Jimco kasta! ๐Ÿ๐Ÿฅฉ๐Ÿ—๐Ÿฅ—๐Ÿฐ

๐Ÿ“ฑ Nagala soo xiriir WhatsApp: +252 77 2181792
๐Ÿ“ Goobta: Mogadisho Mall, Floor 10

18/08/2026

Laterrazza Marwalbo waxay Diyar Utahy iney La Dabal Dagto Ardayda Ku dabaaldeg farxada guushaada ๐‹๐š ๐“๐ž๐ซ๐ซ๐š๐ณ๐ณ๐š ๐ˆ๐ญ๐š๐ฅ๐ข๐š๐ง ๐‘๐ž๐ฌ๐ญ๐š๐ฎ๐ซ๐š๐ง๐ญ

Hamblayo Hamblayo Ardayda F4 Ee Sanad Dugsiyeedka 2025/2026.

๐Ÿ“ฑ Nagala soo xiriir WhatsApp: +252 77 2181792
๐Ÿ“ Goobta: Mogadisho Mall, Floor 10

17/08/2026

Ku dabaaldeg farxada guushaada ๐‹๐š ๐“๐ž๐ซ๐ซ๐š๐ณ๐ณ๐š ๐ˆ๐ญ๐š๐ฅ๐ข๐š๐ง ๐‘๐ž๐ฌ๐ญ๐š๐ฎ๐ซ๐š๐ง๐ญ

Hamblayo Hamblayo Ardayda F4 Ee Sanad Dugsiyeedka 2025/2026.

๐Ÿ“ฑ Nagala soo xiriir WhatsApp: +252 77 2181792
๐Ÿ“ Goobta: Mogadisho Mall, Floor 10

16/08/2026

Ma ogtahay in aan 40% DISCOUNT aan ka dhignay Pizza-da? ๐Ÿ˜

Discount-kan gaarka ah waxaan ugu talagalnay dhammaan ardaydii ku guuleysatay Imtixaanka Dugsiga Sare ee 2026! ๐ŸŽ“โค๏ธ

Laakiinโ€ฆ OGOW! โฐ
40% Discount-kan wuxuu soconayaa kaliya 3-da maalmood ee soo socda!

Ku raaxeysta Pizza macaan ๐Ÿ•, jawi aad u deggan ๐ŸŒฟ iyo hawo Fresh ah ๐ŸŒฌ๏ธ

๐Ÿ“ Ballanteennu waa:
La Terrazza Italian Restaurant ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡น๐Ÿ•

Hambalyo dhammaan ardaydii guuleysatay! ๐ŸŽ“๐ŸŽ‰

Address

Mogadishu Mall, Hamarweyne
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 00:30
Tuesday 07:00 - 00:30
Wednesday 07:00 - 00:30
Thursday 07:00 - 00:30
Friday 07:00 - 00:30
Saturday 07:00 - 00:30
Sunday 07:00 - 00:30

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when La Terrazza Italian Restaurant Mogadishu Mall posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share