01/12/2025
ma tahay qof bilaabay safarkiisa caafimaadka oo ah
1. inaad miisaan iska rideyso
2. inaad jirkaaga dhiseyso
3. inaad caafimaad ah aad rabto inaad wax ka badasho cuntadaa
hadaba waxaan kuu diyaarinay packages badan oo ah inaan kuu diyaarineyno cuntada aad cuni laheyd Asbuuc ama 15 beri oo ah cunta caafimaad leh isku dheeli tiran oo nafaqo walba uu jirkaaga u baahan aay u dhameystiran yihiin hadeey ahaan laheyn Protein, Healthy Fats, Fiber, Carbs iyo Vitamins.
sidoo kale waxaan kaa caawin doonaa inaad cunto cabirki uu macalin kaaga gym-ka kuu qorsheeyay inaan cunto anagoo kuu xisaabin doona Protein-ka, Healty fat-ka, Carbs-ka cuntaada kujirta iyo inta Calories aay yihiin.
soo dhawaada.