TipTop Somalia

TipTop Somalia Gelato-Pastries & light meals.

19/09/2026

Som Souk Expo 2026
Bandhigga Ganacsiga & Hal-abuurka.

19/08/2026

TIPTOP JAWI DAGAN IYO JALAATO KU CAJABISA

18/08/2026

Weli ma imaan miyaa saa ugu
dabaaldagto guushaada?
Nagu so booqo TipTop oo ladabaaldag
qoyskaaga iyo asxabtaada waqti fiicanna kuqaado halkaan.

Hambalyo ayaan nileenahay anagana...
15/08/2026

Hambalyo ayaan nileenahay anagana...

Maka mid tahay ardada form4 maanta qalin jabineysa?Waxan ku diyaarinay keegi aad kula dabaaldagi laheyd qoyskaaga iyo as...
15/08/2026

Maka mid tahay ardada form4 maanta qalin jabineysa?

Waxan ku diyaarinay keegi aad kula dabaaldagi laheyd qoyskaaga iyo asxaabtaada.

Kasoo dalbo liniga hoose inta uusan kaa dhamaan tirada taalo wey koobantahay hadda sii dalbo πŸ‘‰ https://zedver24.systeme.io/special

11/08/2026

Hadad dhiganeyso farxada dabaaldaga guushaada waxbarsho TipTop waa goobta kugu haboon aad kudhigan karto.

Waxaa kugu diyaar ah Cakes noocba nooc ah jawi qurux badan aad kula qaadaneyso asxaabtaada.

Hadda so gaar oo kula dabaaladag asxbtaada TipTop Gelato & Cakes..

Address

Zobe
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when TipTop Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category