Yamal AlSham Hotel & Restaurant

  • Home
  • Yamal AlSham Hotel & Restaurant

Yamal AlSham Hotel & Restaurant Yamal AlSham Hotel & Restaurant ugu kaalay hoolal casri ah, kuwaas oo loo qalabeeyey in aad ku dhigato aroosyada iyo xafladaha.

waxaad sidoo kale ka heleysaa cunto dhadhan mac iyo adeeg heer sare ah. Nagala soo xariir 0611522274 ama Whatsapp No 0617338008

05/08/2026

💍 Xaflad qurux badan waxay ka bilaabataa goob sax ah.

Dooro our wedding hall oo ku raaxayso hool casri ah, adeeg heer sare ah, iyo xaflad aan la ilaawi karin. ✨

📅 Qabso booskaaga maanta.

01/08/2026

🎓 Hambalyo dhammaan ardaydii qalin-jabisay.

Waxaan ku faraxsanahay in munaasabadiina gaarka ah lagu qabtay Yamal Alsham Wedding Hall.

Haddii aad qorshaynayso qalin-jabin, aroos ama munaasabad kale, waxaan diyaar kuu nahay adeeg tayo leh iyo jawi qurux badan

.

01/08/2026

🎉 Hambalyo lamaanaha maanta farxadooda nala wadaagay.
Waad ku mahadsan tihiin inaad doorateen si aan uga mid noqono maalintiina gaarka ah.

Adiguna haddii aad rabto aroos qurux badan oo si heer sare ah loo agaasimay nagala soo xariir number ka profile ka saaran.

30/07/2026

Roobku ha da'o, jawigu ha qurxoonaado ☔✨

Macaamiil anaga neh inoogu imaaw cunto macaan, qaxwo diiran, iyo hool qurux badan oo munaasabadahaaga ku qabsan karto.

Yamal AlSham Hotel & Restaurant • Coffee Shop • Wedding Hall — mar walba waan kuu diyaar nahay 🌟

29/07/2026

🍕 PIZZA LOVERS, WAA FURSADDIINII.

🎉 50% DHIMIS dhammaan cabbirrada Pizza-ga! 🍕🔥

Ha seegin fursaddan macaan—dalbo pizza-ga aad jeceshahay adigoo bixinaya kaliya kala bar qiimaha.

21/07/2026

💥🌯 Dhadhan aan hadal u baahnayn!
Dynamite-keena iyo Shuwaarma-keena waxay kuu diyaarsan yihiin inay maalintaada ka dhigaan mid macaan.
Kaalay oo dalbo maanta

18/07/2026

Macaamiil Soo booqo page keena tiktok si aad uga mid noqoto tartamayaasha

Address

Banadir

Telephone

+252611522274

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yamal AlSham Hotel & Restaurant posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Yamal AlSham Hotel & Restaurant:

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed Restaurant?

Share