Village Haji Isse, Hall & Restaurant

Village Haji Isse, Hall & Restaurant Ku soo dhowow Village Haji Isse!

waa meel Aad ka helayso Hoolal waaweyn oo ku habboon aroosyada, xafladaha, Shirarka iyo Cafeteria, Haddii aad qorshaynayso aroos, shir ganacsi, ama kulan qoys, waxan diyaar kuu la nahay inaan kaa caawino baahi kasta.

30/03/2026

28/03/2026

Xaflad aroos oo si heer sare ah uga dhacday Village Haji Isse.
Ku soo dhowaada goob bixisa adeeg tayo sare leh iyo jawi qurux badan.
Dooro Village Haji Isse si munaasabaddaadu u noqoto mid gaar ah.”

16/03/2026

𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐈𝐟𝐭𝐚𝐫 𝐁𝐮𝐟𝐟𝐞𝐭




06/03/2026

𝐁𝐞𝐬𝐭 𝐢𝐟𝐭𝐚𝐫 𝐢𝐧 𝐌𝐨𝐠𝐚𝐝𝐢𝐬𝐡𝐮





03/03/2026

𝐡𝐚𝐛𝐚𝐫𝐠𝐢𝐝𝐢𝐫 𝐦𝐚𝐥𝐚𝐛𝐮𝐮 waxay kuugu diyaar tahay The 𝐕𝐈𝐋𝐋𝐀𝐆𝐄 𝐇𝐀𝐉𝐈 𝐈𝐒𝐒𝐄 waa cunto wadani ah oo ka kooban misir, malab, saliid saytuun iyo caano geel.






02/03/2026

𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐌𝐮𝐛𝐚𝐫𝐚𝐤 🌙
Village haji Isse waxay idin diyaarisay buffet bisha ramadaan.





𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐌𝐮𝐛𝐚𝐫𝐚𝐤🌙   رمضان مبارك، وكل عام وأنتم بخير
17/02/2026

𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐌𝐮𝐛𝐚𝐫𝐚𝐤🌙
رمضان مبارك، وكل عام وأنتم بخير

إنا لله وإنا إليه راجعون. Maamulka iyo shaqaalaha Village Haji Isse waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Waalidiintii,...
07/02/2026

إنا لله وإنا إليه راجعون.

Maamulka iyo shaqaalaha Village Haji Isse waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Waalidiintii, asxaabtii iyo qaraabadii oo ka geeriyooday Wll Said Ali Mohamed.

Waxaan Eebe uga baryaynaa inuu ka waraabiyo naxariista Jannada, annagana uu naga wada siiyo samir iyo iimaan.

10/01/2026

𝐕𝐢𝐥𝐥𝐚𝐠𝐞 𝐇𝐚𝐣𝐢 𝐈𝐬𝐬𝐞

Pizza day only maalinka sabtida

Ku soo dhowow Village Haji Isse!

waa meel Aad ka helayso Hoolal waaweyn oo ku habboon aroosyada, xafladaha, Shirarka iyo Cafeteria, Haddii aad qorshaynayso aroos, shir ganacsi, ama kulan qoys, waxan diyaar kuu la nahay inaan kaa caawino baahi kasta.

25/11/2025

𝑽𝒊𝒍𝒍𝒂𝒈𝒆 𝑯𝒂𝒋𝒊 𝑰𝒔𝒔𝒆 𝒉𝒂𝒍𝒍𝒔, 𝒂𝒏𝒅 𝑹𝒆𝒔𝒕𝒂𝒖𝒓𝒂𝒏𝒕

Waxaad ka helaysaa halls ka Aroosyada, xafladaha iyo kulumada qaaska ah waxaa kale oo aan ka marnayn cuntooyin heer kooda sareeyo iyo jawi ku qancin doona .

Ku soo dhowow Village Haji Isse!

waa meel Aad ka helayso Hoolal waaweyn oo ku habboon aroosyada, xafladaha, Shirarka iyo Cafeteria, Haddii aad qorshaynayso aroos, shir ganacsi, ama kulan qoys, waxan diyaar kuu la nahay inaan kaa caawino baahi kasta.

Maalin kaste oo sabti ah waxay Village Haji Isse idin diyaarisay Pizza free ah.Hal iibso, Halna free ku hel. waxaad ku d...
08/11/2025

Maalin kaste oo sabti ah waxay Village Haji Isse idin diyaarisay Pizza free ah.

Hal iibso, Halna free ku hel. waxaad ku dalban kartaa take away Ama Aad ku dhex cuni kartaa gudaha maqaayada.

Address

Banaadir
Mogadishu

Opening Hours

Monday 06:00 - 00:00
Tuesday 06:00 - 00:00
Wednesday 06:00 - 00:00
Thursday 06:00 - 00:00
Friday 06:00 - 00:00
Saturday 06:00 - 00:00
Sunday 06:00 - 00:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Village Haji Isse, Hall & Restaurant posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category