Corniche Cafe

Corniche Cafe Corniche cafe waa maqaaxi isku dhafan casri iyo cunada dhaqanka.

23/07/2026
Kulan awliyaad. Waxaa maanta iyo caawaba sharaf noo aheyd in aan kusoo dhaweyno asxaab nagu wayn ee nooga yimid Scandina...
17/01/2025

Kulan awliyaad.
Waxaa maanta iyo caawaba sharaf noo aheyd in aan kusoo dhaweyno asxaab nagu wayn ee nooga yimid Scandinavian-ka ahaana labeentii bulsha soomaaliyeed ee qurba joogta reer yurub.

Mahad gaar ah, saaxiibadeey kala ah Suufi Malayka, Agaasimeyashena Omar, Shariifunaa, laba Mohamed, Salaad, xaaji Abdalla iyo odaygii Corniche- kala kiciyay al-haaji Abdalla Boono.

Aqyaareey waxii naga qaldamay raali ka ahaada, hadda kadibna casuumadaha casho ayaan kusoo kordhinay halala socdo.

22/12/2024

Casuumaad kale oo ay maanta kuyeesheen dhalinta cuslaatay Maqaayada Koornish-ka, waxaa isku arkay madashaas qado sharafta ah oo ay soo agaasimeen Ganacsadaha wayn Xaaji Suufi, Xaaji Gaanbiye iyo Xaaji Khaliif dhalinyaradii zaamaan min zamaan ay isugu danbeysay.

Maqaayadda Koorniish-ka waa barta kulmisa asxaabta kala baahday, kaafisa baahiyaha adeeg, karaameysa macaamiisheeda.

Nagala soo xiriir +252 614908851, 0612699934 [email protected] haddii aad ubaahan tahay adeega casuumadaha in laguu keeno iyo in laguugu diyaariyo isla Maqaayadda.

Waxaan maanta qado sharateed loogu sameynay maqaayada Korniish-ka maanta oo ay taariikhdu ahayd 20/12/2024 Gudoomiyaha J...
20/12/2024

Waxaan maanta qado sharateed loogu sameynay maqaayada Korniish-ka maanta oo ay taariikhdu ahayd 20/12/2024 Gudoomiyaha Jaaliyada Banaadiga ee Canada Mudane Maxamed Abukar Falaay.

Howshaas waxaa qaban qaabadeeda iskusoo duba riday Maamulka Maqaayada Corniche Mudane, Abdullahi Mohamed Osman (BOONO).

Waxaa kasoo qayb galay Gudoonka Degmadda Xamarweyne oo uu hogaaminayay Gudoomiye Muriidi Maxamed Cali, ganacsatada, Odayaasha, dhalinyarada iyo aqoonyahaniinta Banaadiga.

Halkaan kusameyso casuumadaha waxaan kuu Haynaa cunto dhadhan leh iyo meel qurux badan.

Xamarweyne. Muqdiaho

.mgq in Mogadishu is where every flavor tells a story.
10/12/2024

.mgq in Mogadishu is where every flavor tells a story.

10/12/2024
I’m not pasta-fied until I’ve had my spaghetti fix.” “I’m in a relationship with pasta. It’s al dente love! Every pasta ...
10/12/2024

I’m not pasta-fied until I’ve had my spaghetti fix.” “I’m in a relationship with pasta. It’s al dente love!

Every pasta dish is a work of heart and noodles. Just Makarona Lovers✋🏽

A refreshing drink saves your day    📍 Hamarweyne Market, Near Arba' Rukun mosque
30/09/2024

A refreshing drink saves your day



📍 Hamarweyne Market, Near Arba' Rukun mosque

Ready to serve you with our best🤗📍Hamarweyne Market, Near Arba' Rukun Mosque.
25/09/2024

Ready to serve you with our best🤗

📍Hamarweyne Market, Near Arba' Rukun Mosque.

Are you watermelon juice person? 📍Hamarweyne Market, Near Arba' Rukun Mosque.
23/09/2024

Are you watermelon juice person?

📍Hamarweyne Market, Near Arba' Rukun Mosque.



Address

Hamarweyne Market
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 22:00
Tuesday 07:00 - 22:00
Wednesday 07:00 - 22:00
Thursday 07:00 - 22:00
Friday 07:00 - 22:00
Saturday 07:00 - 22:00
Sunday 07:00 - 22:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Corniche Cafe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share