Beerta Xamar

Beerta Xamar Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Beerta Xamar, Beer garden, Jidka warshadaha/Xamar Jadiid/Warta Nabadda, Mogadishu.

08/09/2026

Xafladda Khatinka Dawrada Fiqiga ah ee Dr. Sheekh Khadar Xasan Axmed oo ka dhacaday Beerta Xamar.

Alle SWT waxuu leeyah naxariistayda ayaa ka ballaaran ama ka wayn wax kasta.Haka quusan raxmada alle hana iloobin inaad ...
28/08/2026

Alle SWT waxuu leeyah naxariistayda ayaa ka ballaaran ama ka wayn wax kasta.
Haka quusan raxmada alle hana iloobin inaad u laabato maxaa yeelay alle mid cafiya una naxariista adoomadiisa u toobad keena.
Ilaahayoow, naga yeel kuwa aad ugu naxariisato naxariistaada ballaaran.

22/08/2026

Xamar

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa ๐’๐ฎ๐ฆ๐š๐ฒ๐š ๐—๐š๐ฌ๐š๐ง ๐€๐›๐ฌ๐ก๐ข๐ซ, ๐๐š๐ฅ๐ช๐ข๐ข๐ฌ๐š ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ, ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ง๐š๐š๐ฌ๐ข๐ซ ๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ก๐ข o...
09/08/2026

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa ๐’๐ฎ๐ฆ๐š๐ฒ๐š ๐—๐š๐ฌ๐š๐ง ๐€๐›๐ฌ๐ก๐ข๐ซ, ๐๐š๐ฅ๐ช๐ข๐ข๐ฌ๐š ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ, ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ง๐š๐š๐ฌ๐ข๐ซ ๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ก๐ข oo kaalmaha h**e ka galay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8แตƒแตƒแตˆ ee uu qaaday Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir.

Waxaan sidoo kale hambalyada la wadaagaynaa dhammaan ardayda ku guuleysatay imtixaanka, waalidiintooda, iyo macallimiintooda. Waxaan idiin rajaynaynaa guulo hor leh, horumar iyo mustaqbal ifaya.

Alle SWT wuxuu Qurโ€™aanka innoogu sheegay inay jiraan waxyaabo aan nacayno balse kheyr inoo ah, taas badalkeeda ay jiraan...
07/08/2026

Alle SWT wuxuu Qurโ€™aanka innoogu sheegay inay jiraan waxyaabo aan nacayno balse kheyr inoo ah, taas badalkeeda ay jiraan waxyaabo aan jecel nahay, balse laga yaabo inay shar inoo yihiin.

Taasi waxay nabareysaa in haddii albaab kaa xirmo in Alle kuu furaayo albaabo kale oo ka kheyr badan.

02/08/2026

๐–๐š๐ฑ๐š๐š๐ง ๐ค๐ฎ๐ฎ ๐ก๐š๐ฒ๐ง๐š๐š ๐‡๐š๐ฅ๐ฅ ๐œ๐š๐ฌ๐ซ๐ข ๐š๐ก ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐ก๐š๐›๐›๐จ๐จ๐ง ๐ช๐š๐›๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐ก๐š๐ฅ๐š๐ฌ๐ก๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š, ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐ช๐จ๐ฒ๐ฌ๐ค๐š, ๐ฑ๐š๐Ÿ๐ฅ๐š๐๐š๐ก๐š ๐ ๐š๐š๐ซ๐ค๐š ๐š๐ก, ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฆ๐ฎ๐ง๐š๐š๐ฌ๐š๐›๐š๐๐š๐ก๐š ๐ค๐š๐ฅ๐ž.

๐Ÿ“ ๐’๐จ๐จ ๐›๐จ๐จ๐ช๐จ ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š, ๐ค๐š๐ง๐š ๐๐ก๐ข๐  ๐ฆ๐ฎ๐ง๐š๐š๐ฌ๐š๐›๐š๐๐๐š๐š๐๐š ๐ฆ๐ข๐ ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐ก ๐จ๐จ ๐ฑ๐š๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ฌ ๐ซ๐ž๐ž๐›๐ญ๐š.
๐–๐ข๐ฑ๐ข๐ข ๐Ÿ๐š๐š๐Ÿ๐š๐š๐ก๐ข๐ง ๐š๐ก ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฑ๐š๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ข ๐ง๐ฎ๐ฆ๐›๐ž๐ซ: +๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ ๐Ÿ”๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ’๐Ÿ”๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘

27/07/2026

Subax Wanaagsan

25/07/2026

๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง ๐ค๐š๐ฌ๐ญ๐š ๐ฐ๐š๐š ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐š๐ ๐š๐š๐ ๐ค๐ฎ ๐š๐›๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข ๐ค๐š๐ซ๐ญ๐จ ๐ฑ๐š๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ฌ ๐š๐š๐ง ๐ฅ๐š ๐ข๐ฅ๐ฅ๐จ๐จ๐›๐ข ๐ค๐š๐ซ๐ข๐ง.

Ku soo dhawoow Beerta Xamar, halka ay ku kulmaan farxad, madadaalo, cunto macaan, iyo jawi deggan oo ku habboon qoysaska iyo asxaabta.

๐Ÿ“ Ha seegin fursadda aad ku booqan lahayd maanta.

Address

Jidka Warshadaha/Xamar Jadiid/Warta Nabadda
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 22:00
Tuesday 07:00 - 22:00
Wednesday 07:00 - 22:00
Thursday 07:00 - 22:00
Friday 07:00 - 22:00
Saturday 07:00 - 22:00
Sunday 07:00 - 22:00

Telephone

+252614477333

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Beerta Xamar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share