PappaRoti Somalia

PappaRoti Somalia One bite Many Expressions Papparoti Signature Buns - the magic begins from the moment you sink your teeth into the crispy outer

30/07/2026

Matcha passion wali matijaabisay !

Visit Papparoti Somalia today and enjoy our fresh Mango Juice
26/07/2026

Visit Papparoti Somalia today and enjoy our fresh Mango Juice

24/07/2026

Trio Wings – a flavor you'll keep coming back for. Order yours today and enjoy.

22/07/2026

Coffee Moments at Papparoti Somalia

Maalintaadu waxay ku bilaabataa doorashadaada. Adiguna ma go'aamisay nooca coffee-ga aad maanta cabbi doonto?

21/07/2026

KUNAFA IS BACK!

Kunafa-dii aad wada jeclaydeen hadda waa AVAILABLE.

15/07/2026

Hadda waxaad ka dooran kartaa 5 nooc oo Shrimp ah.

• Shrimp Salad
• Shrimp Fettuccine Pasta
• Red Pasta Shrimp
• Seafood Dubai Sayada
• Papparoti Seafood Pizza

SADAALI OO KU GUULEYSO🇫🇷 France vs Spain 🇪🇸FIFA World Cup 2026 – Semi FinalKu guuleyso Kunafa pistachio iyo Pappa milk T...
14/07/2026

SADAALI OO KU GUULEYSO
🇫🇷 France vs Spain 🇪🇸
FIFA World Cup 2026 – Semi Final

Ku guuleyso Kunafa pistachio iyo Pappa milk Tea

Shuruudaha Ka Qaybgalka:

✅ Like saar page-ka PappaRoti Somalia
✅ Share garee post-kan
✅ Ku mention garee 3 qof oo asxaabtaada ah
✅ Comment-ka ku qor saadaashaada saxda ah ee ciyaarta

📢 NB: sadaalinta waxa ay kuegtahy marki ay ciyaarta bilaabato.

12/07/2026

Ku bilow maalintaada Coffee-ga Papparoti Somalia

Qaar ka mid ah macaamiisheena ayaa xalay nala daawaday kulankii xiisaha badnaa ee u dhexeeyay Spain 🇪🇸 iyo Portugal 🇵🇹. ...
07/07/2026

Qaar ka mid ah macaamiisheena ayaa xalay nala daawaday kulankii xiisaha badnaa ee u dhexeeyay Spain 🇪🇸 iyo Portugal 🇵🇹. Waad ku mahadsan tihiin joogitaankiinna! Yaa nala daawan doona kulanka xiga.

04/07/2026

One Bun Loved By Millions

Address

KM5 Laamiyaraha Zoobe Rayaan Appartment
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 00:00
Tuesday 07:00 - 00:00
Wednesday 07:00 - 00:00
Thursday 07:00 - 00:00
Friday 13:00 - 00:00
Saturday 07:00 - 00:00
Sunday 07:00 - 00:00

Telephone

+252611379999

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when PappaRoti Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to PappaRoti Somalia:

Shortcuts

Share

Category