EPAP FOOD Nutrition

EPAP FOOD Nutrition Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from EPAP FOOD Nutrition, Food Delivery Service, Laanta Hawada, Mogadishu.

Ascw, walaal warqadaan/codsi hadii ay ku soo gaarto  iga gaarsii Siciid Cabdulaahi Cilmi, Madaxweynaha Dowladda Puntland...
11/10/2025

Ascw, walaal warqadaan/codsi hadii ay ku soo gaarto iga gaarsii Siciid Cabdulaahi Cilmi, Madaxweynaha Dowladda Puntland. Share-gareey warqadaan si umadu cadaalad u hesho. Mahadsanid.

19/06/2021

Epap Porridge waa nafaqo dhameystiran oo loogu tala galey Ciyaalka, Ciroolaha, Bukaanka, Dadka misaankoodu hooseeyo, Dadka jeeninka Qaadan waaya, Ardayda iyo Dadka nafaqa daran ( ).

08/06/2021

Epap Porridge waa nafaqo dhameystiran oo loogu tala galey Ciyaalka, Ciroolaha, Bukaanka, Dadka misaankoodu hooseeyo, Dadka jeeninka Qaadan waaya, Ardayda iyo Dadka nafaqa daran ( ).

Epap Porridge waa nafaqo kaamil ah waxaa uu ka kooban yahay dhowr dalag sida Gelay iyo Digirta Mesekada waxaana lagu dar...
09/05/2021

Epap Porridge waa nafaqo kaamil ah waxaa uu ka kooban yahay dhowr dalag sida Gelay iyo Digirta Mesekada waxaana lagu daray 24 Vitamins iyo Minerals (Macaadiin ah).

Epap waa nafaqo dhameystiran oo dheelitiran waxaana uu ka kooban yahay dhowr dalag oo kala duwan waxaana lagu darey 24 V...
21/04/2021

Epap waa nafaqo dhameystiran oo dheelitiran waxaana uu ka kooban yahay dhowr dalag oo kala duwan waxaana lagu darey 24 Vitamins & Minerals waana Gluten Free Porridge. Qiimaha waa $4.5 per 500g pack.

Address

Laanta Hawada
Mogadishu
252

Telephone

+252906403602

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when EPAP FOOD Nutrition posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share