Hoyga.farsamada gacanta

Hoyga.farsamada gacanta waxqabadka bulshada dhnaca farsamada gacanta iy iib hurdooyinka iyo farsamo yaqaan qacn fudud iwww

Aynu is cafino
25/02/2024

Aynu is cafino

01/12/2023
😭😭😭Inaalilaahi wa inaa ilayhi Rajicuun caawo taariikhdu tahay 18/9/2023habeen salaasha Ah wxa waayay Abahay mc suciid Mo...
19/09/2023

😭😭😭Inaalilaahi wa inaa ilayhi Rajicuun
caawo taariikhdu tahay 18/9/2023
habeen salaasha Ah
wxa waayay Abahay mc
suciid Mohamed Ahmed Abdi
wxn Halkan tacsi tiiraanyo leh uga dhirayaa dhaman Family iyo Garaabada Gaar Aha Anaga Oo uu Naga baxay ilma siciidoo Dhan
wiilal iyo Gabdhoba Aabo Sakaraadkii ku dhaafye Allhe Su .AaSha Hakuu dhib yareeyo
waa haben Runtii Ad umadaw oon Qalbiyadayay ka goayn
wanu ku xiisi Doonaa Aabo mcn
Allhe Qabriga Haku waasiciyo
Janatulfardawsana Haku geeyo
xawlkii Nabigan haka waraabiyo As xabtana wxan ka codsanayaa in Ay iigu soo duceeyaan Aabay 😭😭😭

05/07/2023

Midkamida culimada somaliyeed allaha barakeyee waa sheekhenii waynaa ee Shekh huseen Ali Jabuuti ❤🙏

Uguyaraan soo dheh mansha allah hadaa kufaraxday 🙏

25/02/2023
25/02/2023
19/02/2023

Waxa la soo shegayaa Dhul-gariir in uu ku soo socdo magalada Istanbul

ILAHAYOOW hareer mari ameen

Address

Hargeisa

Telephone

+252634233882

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hoyga.farsamada gacanta posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share