07/01/2026
War Cusub : Mareykanka ayaa dowladda Federalka Soomaaliya iyo masuuliyiintooda ku eedeyay inay boobeen Bakhaaro la dhigay gargaar loogu talo galay dadka Soomaaliyeed.
76 metrics tons ayaa la leexsaday oo la boobay, iyadoo Mareykanka uu sheegay inaan la aqbali karin raashinka la dhacay.