SIMA Cafeteria and Restuarent

SIMA Cafeteria and Restuarent SIMA Cafeteria and Restuarent

  Time!
16/06/2023

Time!

SIMA CAFE!
15/06/2023

SIMA CAFE!

01/06/2023

Kaalay SIMA!


uga qaad PIZZA ama Shuwaarma aad u macaan.
Waxaa ku diyaar ah dhamaan cuntoyinka hoos ka muuqda iyo qaar kale o badan.

Fiiro gaar ah
Muqumada goorkasta wa la helaya subax iyo habeenkiba laxooxdana isla marka la dalbado aya la dubaya!

SIMA Cafeteria and Restuarent

26/05/2023
29/04/2023

Macaamisha Sharafta leh, SIMA Cafeteria and Restuarent cuntoyinki h**e waxaanu kugu so kordhiney u ku samaynayo Dabaakh khabiir ah.
Soo bookho SIMA.

Kaso horjeedka Theaterka.

Eid Mubarik dhamaan Macaamisha iyo Bulshada ku Xidhan SIMA Cafeteria and Restuarent .Allah ha inaga aqbalo acmaashi Kha...
21/04/2023

Eid Mubarik dhamaan Macaamisha iyo Bulshada ku Xidhan SIMA Cafeteria and Restuarent .
Allah ha inaga aqbalo acmaashi Khayrka lahayd e aynu so qabanay.

Nagula Ciid Cuntooyinka SIMA;
(Meat, Chiken, Fish)
(Meat and Cheken)
( Meat and Cheken)
(Meat and Cheken) with Pasta or Bird.
iyo Laxoox subaxa iyo habeenki
Xabashi

Shaahyo iyo Sharaabyo kala duwan

Sido kale Liiska cuntooyinka dib u habayn aya ku socota.

Talada Macmiilku wa muhiim.

Mahadsanidiin.

Mayor Abdikarim Ahmed Mooge aya caawa nagu so bookhday SIMA Cafeteria and Restuarent .
20/04/2023

Mayor Abdikarim Ahmed Mooge aya caawa nagu so bookhday SIMA Cafeteria and Restuarent .

27/03/2023

Welcome to SIMA Cafeteria and Restuarent

You will find many delicious foods.

Address

Hargiesa Down Town, Road Numbar 1, South Side Of The Theathre
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SIMA Cafeteria and Restuarent posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share