Al-Baasha Restaurant & Cafeteria

Al-Baasha Restaurant & Cafeteria Kusoo dhawaada Al-Baasha Restaurant and Cafeteria

12/05/2025
Ramadaan mubaarak
28/02/2025

Ramadaan mubaarak

Welcome to Al-Baasha Restaurant & Cafeteria
24/12/2024

Welcome to Al-Baasha Restaurant & Cafeteria

06/10/2024

๐๐ž๐ฐ ๐ฆ๐ž๐ง๐ฎ
๐‹๐š๐ฑ๐ฆ ๐๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š
Hada dalbo hada hel
Al-Baasha Restaurant & Cafeteria

Kusoo dhawaada Al-Baasha Restaurant and Cafeteria

Maqaaxida Al-Baasha Restaurant & Cafeteria waxay ugu Hambalyaynaysa dhamaan bulshawaynta reer puntland munaasabada sanad...
31/07/2024

Maqaaxida Al-Baasha Restaurant & Cafeteria waxay ugu Hambalyaynaysa dhamaan bulshawaynta reer puntland munaasabada sanad guurada 26 ee ay jirsatay dawalada puntland

26/07/2024

Jumca wanaagsan ๐Ÿ™โค๏ธ

17/07/2024

Macamiil kusoo dhawaada Al-Baasha Restaurant & Cafeteria waxan idiin haynaa cunooyin idin qancin doona AC Kornayl & Abdirahman Bulshaawi Mo Abdirahman Nadiir Talasame Cawaale Koronto

14/07/2024

Macamiil kusoo dhawoow mherada Al-Baasha Restaurant & Cafeteria
Waxaad ka helaysaa meherada dhamaan noocyada cunooyinka ee kala duwan sida dhayladii iyo hilibkii shiilnaaa iwm
Meharadu waxay ku taal isgooyska jidka 30 iyo wadada school nawaawi .
Cuno dhadhan leh oo ku deeqa qiimaheeduna ku qanciyo ugu imow albaasha resturen and cafteria.

14/07/2024

Sadaali oo kuguulayso casho free ah ama lacag
SharuudaHa lagarabo qofka Guulaystaha ah

1 .๐Ÿ‘ like garee pageka Al-Baasha Restaurant & Cafeteria
2. Comintiga kusoo qor sadaashaada
3. Share garee
4. Mention garee qof zhpkaa ah

Fiiro Gaar ah โ€˜โ€™Qofka guulaystaHa ah waxa uu noqonayaa qofka buuxiya dhamaan sharuudaHa kor ku xusan โ€˜โ€™ saadashisana sax ay noqoto. .

Kusoo dhawaada Al-Baasha Restaurant and Cafeteria

Al-Baasha Restaurant & Cafeteria Jawi qurux badan    Ku cawe adiga iyo familkaga  iyo asxaabtadaba ๐Ÿ’ฏ
10/07/2024

Al-Baasha Restaurant & Cafeteria Jawi qurux badan Ku cawe adiga iyo familkaga iyo asxaabtadaba ๐Ÿ’ฏ

Address

Isgooyska Jidka 30k Iyo Jidka Al-nawaawi School
Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Baasha Restaurant & Cafeteria posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share