Awil kula saxib wanaga

Awil kula saxib wanaga Ila Noqo Sxb Dhow�

INAALILAAHI WANII ILAYHI RAJUCUUN WAA GEERE ITABATAY ILLAHAY HA UNA XARIISTO WALALKAY   CARAB CALI XIJI kitaabki sanah  ...
21/05/2024

INAALILAAHI WANII ILAYHI RAJUCUUN WAA GEERE ITABATAY ILLAHAY HA UNA XARIISTO WALALKAY CARAB CALI XIJI kitaabki sanah midigta allaha uga dhiibo

09/09/2023

Kuso dhawaada livegood livegood waa company wayn oo sigudud aadlacag uga shaqayn karto meelkasta oo aad jogtaan waxana logu talagalay inaad lacag kashaqaysato adoo goobtada iyo gurigagaba joogah wan ku biiray adna ku soobiir oo noqo guulaystayaasa

25/10/2022

cuman to sucuudi

23/10/2022

from dubai

01/09/2022

Gabay
================

𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢 𝐲𝐚𝐚 𝐪𝐚𝐲𝐛𝐢𝐲𝐨𝐨
𝐒𝐚𝐚'𝐮𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚𝐲?

𝐒𝐡𝐚𝐧 𝐪𝐚𝐲𝐛𝐨𝐨𝐝 𝐲𝐚𝐚 𝐧𝐚𝐠𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐠𝐨𝐨
𝐐𝐨𝐥𝐚𝐛𝐚 𝐦𝐞𝐞𝐥 𝐠𝐞𝐞𝐲𝐞𝐲?

𝐈𝐧𝐭𝐮𝐮 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐪𝐨𝐪𝐨𝐛𝐚𝐲
𝐐𝐨𝐥𝐨𝐪𝐨𝐥𝐨𝐰 𝐠𝐨𝐨𝐲𝐞𝐲,
𝐢𝐧𝐚𝐲 𝐪𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐧𝐨𝐪𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐲𝐨
𝐌𝐢𝐝𝐧𝐢𝐦𝐨 𝐪𝐮𝐫𝐮𝐱𝐝𝐢 𝐲𝐨𝐰 𝐝𝐢𝐢𝐝𝐚𝐲?

𝐖𝐚𝐫 𝐲𝐚𝐚 𝐲𝐢𝐫𝐢 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐧𝐚 𝐪𝐨𝐲𝐬𝐚𝐬𝐤𝐢𝐢
𝐐𝐨𝐨𝐧𝐝𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐲𝐞𝐞𝐬𝐡𝐚?

𝐐𝐮𝐰𝐚𝐝 𝐢𝐲𝐨 𝐚𝐰𝐨𝐨𝐝𝐨𝐨𝐝𝐢
𝐘𝐚𝐚 𝐬𝐚𝐚 𝐮𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲?

𝐢𝐧 𝐪𝐚𝐛𝐲𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐛𝐞𝐞𝐫𝐨
𝐈𝐲𝐨 𝐪𝐮𝐥𝐮𝐛𝐤𝐚 𝐲𝐚𝐚 𝐤𝐞𝐞𝐧𝐚𝐲?

𝐈𝐧𝐮𝐮 𝐦𝐢𝐝𝐢𝐛𝐚 𝐤𝐢𝐢𝐤𝐚𝐥𝐞 𝐪𝐚𝐛𝐬𝐚𝐝𝐨
𝐋𝐚 𝐢𝐬𝐪𝐚𝐧𝐢𝐢𝐧𝐬𝐢𝐢𝐲𝐨,
𝐐𝐚𝐧𝐝𝐚𝐫𝐚𝐚𝐬 𝐫𝐚𝐠 𝐥𝐚𝐠𝐮𝐬𝐢𝐢𝐲𝐞𝐲𝐨𝐨
𝐐𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐛𝐚𝐚 𝐣𝐢𝐫𝐚,
𝐐𝐚𝐲𝐫𝐤𝐞𝐞𝐧 𝐬𝐢 𝐚𝐚𝐧 𝐮𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐫𝐧𝐚𝐚
𝐍𝐢𝐦𝐚𝐧 𝐪𝐨𝐫𝐬𝐡𝐞𝐞𝐲𝐞𝐞𝐧𝐞,
𝐐𝐚𝐥𝐚𝐥𝐚𝐚𝐬𝐚𝐡𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐢𝐠𝐚𝐧 𝐪𝐮𝐛𝐚𝐧
𝐐𝐚𝐲𝐥𝐚𝐝𝐢𝐲𝐨 𝐛𝐮𝐮𝐪𝐚,
𝐀𝐧𝐢𝐠𝐨𝐨𝐧 𝐰𝐚𝐱 𝐤𝐚𝐚 𝐪𝐚𝐫𝐢𝐧
𝐌𝐮𝐫𝐭𝐢𝐝𝐚 𝐤𝐮𝐮𝐧𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐪𝐞𝐞𝐱𝐢𝐧,
𝐖𝐚𝐱 𝐤𝐚𝐬𝐭𝐨𝐨 𝐪𝐚𝐥𝐨𝐨𝐜 𝐤𝐚𝐚𝐠𝐚𝐥𝐚𝐛𝐚
𝐖𝐚𝐚𝐝 𝐪𝐨𝐭𝐨𝐦𝐢𝐬𝐚𝐚𝐲𝐞,
𝐐𝐚𝐚𝐫𝐤𝐢𝐢 𝐰𝐚𝐱 𝐧𝐨𝐨𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐫𝐭𝐨𝐰
𝐊𝐨𝐫 𝐢𝐬𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚,
𝐇𝐚𝐝𝐚𝐚 𝐢𝐬𝐮 𝐱𝐢𝐥𝐪𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚𝐚𝐧
𝐖𝐚𝐱𝐛𝐚𝐚𝐝 𝐪𝐚𝐛𝐚𝐧 𝐥𝐚𝐡𝐚𝐲𝐝𝐞𝐞𝐧𝐞,
𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧𝐲𝐚𝐡𝐚𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐪𝐚𝐲𝐫𝐤𝐢𝐢𝐧𝐚
𝐖𝐚𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝 𝐡𝐚𝐠𝐚 𝐲𝐚𝐚𝐥𝐞,
𝐐𝐨𝐫𝐚𝐚𝐥𝐤𝐮𝐮 𝐬𝐡𝐢𝐬𝐡𝐞𝐞𝐲𝐮𝐡𝐮 𝐤𝐚𝐭𝐚𝐠𝐚𝐲
𝐄𝐞 𝐪𝐢𝐬𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐤𝐞𝐞𝐧𝐚𝐚𝐲𝐚,
𝐐𝐮𝐟𝐮𝐥𝐤𝐚𝐚 𝐰𝐢𝐱𝐢𝐢 𝐣𝐚𝐛𝐢𝐧 𝐥𝐚𝐡𝐚𝐚
𝐐𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐤𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚,

𝐐𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐬𝐢 𝐚𝐚𝐧 𝐮𝐠𝐚 𝐛𝐚𝐱𝐧𝐨𝐨
𝐐𝐮𝐫𝐮𝐧𝐤𝐚 𝐥𝐨𝐨𝐦𝐚𝐲𝐫𝐨,
𝐐𝐮𝐦𝐚𝐧𝐚𝐚𝐧 𝐥𝐚𝐡𝐚𝐲𝐝𝐚𝐚
𝐈𝐧𝐚𝐚𝐧 𝐝𝐢𝐛 𝐢𝐬𝐮 𝐫𝐚𝐚𝐝 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐧𝐨,

𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐞𝐞𝐧𝐚 𝐥𝐢𝐢𝐭𝐢𝐲𝐨
𝐃𝐚𝐝𝐤𝐚𝐚𝐧 𝐀𝐫𝐚𝐠𝐭𝐢𝐝𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐰𝐚𝐧,
𝐌𝐚 𝐪𝐢𝐲𝐚𝐚𝐦𝐚𝐡𝐚𝐚𝐝 𝐬𝐮𝐠𝐢
𝐇𝐚𝐝𝐚𝐚 𝐰𝐚𝐱 𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐲𝐧𝐨??

𝐀𝐛𝐰𝐚𝐚𝐧 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐀𝐛𝐝𝐚𝐥𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐬𝐢𝐦

27/07/2022

runti puntland waxay ahayd meel maamul kaladanbayn iyo tastuur kajiro balse hada waxay u egtahay meel jamhado usocota taasna maahan mustaqbal mana aha hormarka shacabka iyo kan dowladnimo
waxan halkaan baaq ugadirayaa puntland shacabkoda madax deeda ismadeeda iyo waliba dhamaan lamaha abniga inay mustaq balka inay u istaagan horu socod mooyee inay san gadaal usocod samayn

18/05/2022

maaha in madaxda laaflagaadeyo balse waa in wax qabadkooda ladhaliilo aday shacabka iyo dalka hormarkisa ay kashaqayn waayan
hadanah wan sodhawaynaynaa madax waynaha cusub wax qabadkisana wan uga fadhinaa

04/02/2022

xabad kadhacaysa magala garowe

16/01/2022

war leef leef

27/12/2021

warsan

Address

Garoowe

Telephone

+252905314415

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Awil kula saxib wanaga posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share