a shakuur shaacir

a shakuur shaacir Hakudoodin wixii hiimsa hiimsa kaaga jira

ciidamada madaniga ah ee beelaha gadabuursi waxaan halakan umarinayaah salaan sharafeed waxaanan ugu mahadnaqayaah sida ...
28/03/2026

ciidamada madaniga ah ee beelaha gadabuursi waxaan halakan umarinayaah salaan sharafeed waxaanan ugu mahadnaqayaah sida ay ugu dhiiran yihiin difaaca dalkooda run ahaantii abaal aan la sookoopi karina waan uhaynaah lkn waxa lagamah maarmaana inay ruqaanyasaan cidnah aanay amar kasugin meelkasna ay cadowga kaweeraraan galbeed ilaah beri waayoh waxlasugo oo inoo hadhay majiro tolkayow ciidankeena saan u ag istaagi lahay ee aan ubiirin lahyn ninwalbah ha u istaago cuqaalna waxa laga sugaah waa nabad ee maha culaad xabadaaz waa inaad niyada kuhayza

Address

Boorama
Borama
5577

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when a shakuur shaacir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category